25.7 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Howlgal Qorsheysan oo lagu dilay Xubno katirsan Al-Shabaab

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheeysan  ka sameeyay Tuulada Kili-Jiido oo hoostagta degaanka Janaale ee Gobolka Shabeelaha hoose. Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Jeneraal Odowaa...

Cali Guudlaawe oo wacad ku maray in Hiiraan ay ka sifeyn doonaan Al-Shabaab

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa wacad ku maray inuu ka sifeeynayo Al-shabaab deegaanada Gobolka Hiiraan asigoona haatan ku sugan Degmada Buulo-burde halkaas...

Kenya oo Safiirka cusub u soo magacaabatay Soomaaliya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Abshir Cumar Jaamac, ayaa xafiiskiisa Wasaaradda kaga guddoomay nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirannimo Safiirka...

Shir aan caadi aheyn oo xalay yeesheen Golaha wasiirada Soomaaliya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Shir aan caadi ahayn oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa caawa waxaa isugu yimid dhammaan...

Isbedelo Waaweyn oo caawa lagu sameyn doono Guud ahaan Taliyayaasha Ciidamada.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar goordhow si hoos ah loo helay ayaa tilmaamaya in caawa isbadal lagu sameyn doono qaar kamid ah taliyaasha ciidamada qalabka sida. Sidookale xogtaan waxaa...

Wasaarada Maaliyada oo shir uga furmay Turkiga iyo Dr Beyle oo weli wada shaqadii...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Dr Cilmi Maxamed Nuur iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa Magaalada Istanpul ee dalka turkiga waxaa ay...

Wasaarada waxbarashada oo shaacisay in 97% ardayda sanadkan ay baaseen

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasaaradda Waxbarashada iyo hidaha iyo taliinta sare ee  Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Maanta oo Talaado ah waxaa ay ku dhawaaqday Natiijada Imtixaanka...

Wasiir Fiqi “Caddaaladda oo si tartiib-tartiib ah dib ugu soo laabatay” kadib doorashadii Xasan...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS Axmed Macalin Fiqi ayaa soo  dhaweeyay go’aanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud uu dib ugu celiyay Derajooyinkii & Xuquuqdii...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in Al-Shabaab ay ka saareen deegaano kamid ah Gobolka Hiiraan

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Janeraal Maxamed Tahliil Biixi oo ah taliyaha ciidanka lugta ee xoogga dalka Soomaaliyeed oo ku sugan jiida hore ee dagaalka ee Gobolka Hiiraan ayaa...

Madaxweyne Xasan oo Saadaq John dib ugu soo celiyey darajadii generalnimo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne dib ugu soo celiyey Sarreeye Guuto Saadaq Cumar Mohamed dhammaan darajooyinkii iyo xuquuqdii...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan