Trump Claims Ongoing Talks as Iran Strikes Central Israel
Mogadishu-Ayaamaha-U.S. President Donald Trump has asserted that negotiations with Iran are underway, even as Tehran launched a fresh wave of missile attacks targeting central...
AN EMBASSY UNDER SCRUTINY: EXPANDING ALLEGATIONS SURROUND SOMALIA’S AMBASSADOR TO TURKEY
Over the past two decades, Turkey-Somalia relations have evolved into one of the most profound and multifaceted strategic partnerships in the Horn of Africa...
Safiirka Soomaaliya ee Tanzania oo waraaqaha aqoonsiga danjirnimo u gudbiyay Wasiirka Arrimaha Dibadda Congo
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Tanzania iyo Urur Goboleedka Bariga Afrika (EAC), Ilyas Cali Xasan, ayaa maanta si rasmi ah nuqul ka...
MW Xasan Sheekh oo Uganda uga qeyb-galay shir madaxeedka dalalka ciidamada ee AUSSOM
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay shir-madaxeedka dalalka qaybta ka ah howlgalka taageerada Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) iyo...
Rag ajaanib ah oo suuqa soo geliyey daawo dhacday oo la qabtay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidanka booliiska magaalada Hargeysa ee Jamhuuriyadda Iskeed ugu Dhawaaqday Madax-bannaanida ee Somaliland ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen afar nin oo u dhashay...
Lafta-gareen oo Deked ku wareejiyay shirkad ajnabi ah oo laga leeyahay Carabta
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Lafta-gareen, ayaa dekedda Baraawe ku wareejiyay shirkad laga leeyahay dalka Kuwait.
Sidan aan wararka ku helnay Lafta-gareen la gaaray heshiis...
Xamaas oo siideyn doonto lix kamid ah dadka ay ka soo qafaasheen Israa’iil
MUQDISHO-AYAAMAHA-Kooxda Xamaas ee Falastiin ayaa todobaadkan siideyn doonto lix kamid ah dadka ay ka soo qafaasheen Israa’iil, iyadoo Israa’iilna ay u ogolaan doonto dadka...
Shir muhiim ah oo looga hadlaayey amniga caasimada oo Muqdisho lagu qabtay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho Maxamed Axmed Amiir ayaa xalay guddoomiyay shir xasaasi ah oo ka dhacay Xarunta Aqalka Dowladda Hoose...
Soomaaliya iyo Masar oo yeeshay wada-hadallo la xiriira sidii Masar ay uga mid noqon...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo gabagebeysay wada-hadallo dhanka farsamada ah oo ay la yeelatay Jamhuuriyadda Carabta Masar, kuwaas oo ku saabsan qorshaha ka...
Xildhibaano katirsan Barlamaanka Somalia oo casuumaad ka helay Madaxweynaha Maxkamadda (ICC)
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaano katirsan Barlamaanka federalka Soomaaliya ayaa casuumaad rasmi ah ka helay Madaxweynaha Maxkamadda dembiyada adduunka ee (ICC).
Xildhibaan Yuusuf Xuseen Gamadiid oo kamid xildhibaanada lagu...



















