Taageereyaasha Imran Khan oo ku hanjabay inay la wareegayaan caasimadda Pakistan
MUQDISHO-AYAAMAHA-Booliska Pakistan ayaa sheegay in la baarayo raysul wasaarihii hore ee dalkaas, Imran Khan oo lagu soo oogay dacwado.
Baaritaannada ayaa yimid kaddib markii uu...
Gabadha Soomaaliyeed ee wacdaraha ka dhigtay tartan feer oo naadir ah
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ramla Ali, oo ah gabadh Soomaali ah ayaa ku guulaysatay tartanka Feerka ee markii ugu horreysay noocisa lagu qabto magaalada Jeddah ee dalka Sucuudi...
QM oo war kasoo saartay weerakii Al-Shabaab ku qaadeen Hoteel Xayaat
MUQDISHO-AYAAMAHA-War kasoo baxay howlgalka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Maanta la xusayo maalinta caalamiga ah ah ee xusuusta dhibanayaasha Argagaxisada, Qaramada...
Macluul kusoo wajahan dalal ay Soomaaliya kujirto oo laga digay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa ka digtay in malaayiin qof oo ku nool Bariga Afrika ay soo food saarto khatar gaajo oo aad...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi ka socda hay’adda WFP
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Madaxa hay'adda Cunnada Adduunka ee WFP Mudane David...
Dowlada UK oo lacag ay ku taageeraysa Ciidamada Soomaaliya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Ingiriiska ayaa ku dhawaaqday £2.3 milyan oo Pound inay ku deeqeyso Sanduuqa taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS), taas oo loogu tala galay...
Shiinaha oo si aan gabasho laheyn u shaaciyey inuu ciidamo u dirayo Ruushka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasaaradda difaaca Shiinaha ayaa sheegtay in ay ciidamo u dirayso Ruushka si ay uga qayb qaataan dhoolatus milatari oo wadajir ah.
Dhoolatuskan oo billaaban doona...
Mareykanka oo ka hadlay duqeyn uu ku dilay13 Xubnood oo katirsanaa Al-Shabaab
MUQDISHO-AYAAMAHA-Qoraal kasoo baxay AFRICOM ayaa waxaa lagu sheegay in, iyada oo la kaashanayo Ciidamada dowladda Soomaaliya taliska Maraykanka ee Afrika uu qaaday 14-kii Bishaan...
Donald Trump oo laga qaaday Baasaboorkii Maraykanka.
MUQDISHO-AYAAMAHA-FBI-da Mareykanka ayaa toddobaadkii hore baaritaan ku sameysay guri uu leeyahay madaxwaynihii hore ee dalkaas Donald Trump, kaas oo ku yaalla gobolka Florida. Baaritaankaas...
Mareykanka oo war kasoo saaray doorashada Kenya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Mareykanka ayaa Talaadadii ku boorriyay shacabka Kenya inay is-dejiyaan oo ay dulqaad muujiyaan, maalin kadib markii William Ruto lagu dhawaaqay inuu ku guuleystay...




















