Dowladda Kenya oo iskeeda u go’aan satay in Soomaaliya ay u soo dhoofiso Khaadka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xoghayaha Wasaaradda Beeraha dalka Peter Munya ayaa shaaca ka qaaday in 5-ta bisha July ee soo socota uu dib u bilaabanayo dhoofinta Qaadka Kenya...
Hoggaamiyihii Taliban ee loo haystay inuu ‘mar hore dhintay’ oo khudbad ka jeediyay Kabul
MUQDISHO-AYAAMAHA-Hoggaamiyaha qarsoodiga ah ee ururka Taliban ayaa booqashadiisii ugu horraysay ku tagay magaalada Kabul ee caasimadda u ah waddanka Afghanistan, sida ay sheegeen saraakiisha...
In kabadan 40 qof oo tahriibayaal ah oo Meydadkooda laga dhex helay Dalka Maraykanka.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ugu yaraan 46 qof oo la rumeysan yahay in ay yihiin dad muhaajiriin ah ayaa meydkooda laga dhex helay gaar ah nooca xamuulka qaada...
Militeriga Ruushka oo la wareegay Magaalo muhiim ah oo ku taal Bariga Ukraine
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dawladda Ruushka ayaa weerar cusub oo dhinaca gantaallada ah ku qaadday labada magaalo ee ugu waaweyn dalka Ukraine; waa magaalada Kyiv ee xarunta dalka...
Ruushka oo wajahaya guul darradii ugu weyneyd muddo 25 sano ah.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ruushka ayaa qarka u saaran guuldarradiisii ugu horreysay tan iyo sanadkii 1998 iyadoo maanta uu ku ekyahay waqtiga kama dambeysta ah ee loo qabtay...
Maxaa ‘ka run ah’ in Madaxweyne Xasan Sheekh uu safar qarsoodi ah ku tagay...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maalmihii la soo dhaafay waxaa jiray warar la isla dhex marayay oo sheegayay in madaxwweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo safar ugu maqnaa dalka...
Dowladda Soomaaliya oo soo dhaweeysay lacagta Bangiga Adduunka ku taageeray Abaaraha
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa ku tilmaamay waxa u wanaagsan ee uu maqli lahaa...
Maxaa keenay in la kala diro golaha baarlamaanka ee dalka Kuwait?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dawladda Kuwait ayaa kala dirtay golaha baarlamaanka ee dalkaas, waxaana dhaxal-sugaha boqortooyada Kuwait uu ku baaqay in la qabto doorashooyin guud oo wakhtigoodii laga...
Maxay tahay tallaabada Ruushka uu qaadi rabo ee reer Yurub ay ka cabsanayaan?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxa hay'adda tamarta adduunka ayaa ka digay suurtagalnimada in xilliyada qaboobaha Ruushka laga yaabo in uu joojiyo gaaska uu siiyo waddamada reer Yurub.
Fatih Birol...
Xiriirka Turkiga iyo Sacuudiga oo si buuxda u soo noqday
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga, Maxamed Bin Salmaan, ayaa markii ugu horreysay muddo sannado ah booqasho ku tagay dalka Turkiga maanta oo Arbaca ah, si uu...




















