Xamaas oo rajo ka qabta in xabbad-joojin la gaaro
MUQDIAHO-AYAAMAHA-Sarkaal sare oo Xamaas ka tirsan ayaa sheegay inuu rajeynayo in Israa'iil iyo xooggaga Gaza ay gaaraan xabbad-joojin "maalin ama labo maalin gudahood" xilli...
Hantidhawraha Somalia oo loo doortay Guddoomiyaha Hay’daha Hantidhawrrada Afrika
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ururka Hay’daha Hantidhawrrada Guud ee Afrika ee af-Ingiriisiga ku Hadla (AFROSAI-E) ayaa maanta Guddoomiyaha Golaha Maamulka ee saddexda sano ee socota (2022-2024) u doortay...
Mareykanka dhaleeceeyay hadal Erdogan uu ka yiri colaadda Israa’iil iyo Falastiin
Muqdisho-Ayaamaha-Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa ka hadashay hadal dhawaan kasoo baxay madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan oo ku saabsanaa colaadda Israa'iil iyo Qaza.
Afhayeen u...
faallo is difaac ah oo Madaxweyne Farmaajo u qoray jariiradda Foreign Policy.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maqaal uu ku qoray jariiradda Foreign Policy ee Maraykanka waxa uu ku sheegay in aan lagu eedeyn...
Maamulka Hir-Shabeelle oo eedeyn kulul u jeediyay Dowladda Soomaaliya
Muqdisho-Ayaamaha-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa ku eedeeryay dowladda Federaalka Soomaaliya inay ka xayirtay lacag wax looga qaban lahaa fatahaadda ...
Joe Biden Oo Ansixiyay In Hub Laga Iibiyo Israa’iil
Muqdisho-Ayaamaha-Inkasta oo Maraykanka mar labaad horjoogsaday bayaan Golaha Ammaanku soo saari lahaa oo ku baaqayey in colaadda la joojiyo, ayaa madaxweynaha Maraykanka Joe Biden...
Sheekh u dhashay dalka Masar oo ku baaqay in la sameeyo ciidan Muslimiintu leeyihiin
Muqdisho-Ayaamaha-Caalimka Reer Masar ee Sheekh Dr Axmed Cumar Haashim ayaa madaxda dowladaha Islaamka ugu baaqay in ay sameystaan "ka hortag" xilli uu Khudbaddii Jimacaha...
Ururka Iskaashiga Islaamka oo ka hadlay xadgudubyada ay wado Israa’iil
Muqdisho-Ayaamaha-Xoghayaha ururka iskaashiga islaamka mudane Yuusuf Al-Cuthaymiin oo ka.hadlaayay kulanka Wasiirada arrimaha dibadda ee ururkaas ayuu ku canbaareeyay xadgudubyada Israa’iil ay ka waddo goobaha...
Guriga hoggaamiyaha Xamaas oo duqeyn lala eegtay.
Muqdisho-Ayaamaha-Diyaaradaha dagaalka ee Israa’iil ayaa duqeymo dhowr ah ka geystay guriga hoggaamiyaha ururka Xamaas Yaxya Al Sinwar.
Ma kala cadda tirada dadka ku dhimatay ama...
Hogaamiyaha mucaaradka Uganda oo sheegay in uusan aqbali doonin natiijadii doorashada
MUQDISHO-AYAAMAHA-Hogaamiyaha mucaaradka dalka Uganda Bobi Wine ayaa sheegay in uusan aqbali doonin natiijadii ka soo baxdaay doorashadii khamiistii dhacday taasi oo uu ku guuleystay...