29.2 C
Mogadishu

Maqaallada

Maxaa Isku Hayaan Madaxda Federaalka, Maamul Goboleedyada iyo Mucaaradka?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Kulankii beesha caalamka iyo dowladda Soomaaliya ee ka dhacay Muqdisho maalintii Isniinta ee 07/12/2020 waxaa culeyska ugu weyn lagu saaray hawlaha la xiriira doorashooyinka...

Waa Sidee Saaka Xaalada Magaalada Muqdisho Kadib Banaanbaxyadii Shalay?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maanta oo Arbaco ah waxaa saaka degan xaalada Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya, kadib markii xalay ka dhaceen banaanbaxyo rabshado wata Saaka Majiro ruux banaanbaxaya,...

Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Amar Dul-dhigay Laamaha Amniga Galmudug

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay Saraakiishii Ciidanka dowladda Federaalka ee todobaadkii horey lagu dilay duleedka degmada Balanballe ee...

Cabsi Laga Qabo Inuu Dagaal Dhexmaro Ciidanka Dowladda Somalia Iyo Kuwa Kenya.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xadka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya ee u dhow Magaalada Mandheera ee Gobolk Waqiooyi barre ee Kenya waxaa ka taagan xiisad u dhaxeysa labada...

Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Qeyb Galaya Munaasabad Ka Socota Tiyaatarka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullaahi  Farmaajo ayaa ka qeyb galaya Munaasabad ka socota xarunta Tiyaatarka Qaranka. Munaasabadaan ayaa waxaa agu taageerayaa Qoondada Haweenka ee Baaralamaanka, waxaana...

Sidee Hannaanka Doorashada Dadban Looga Dhigi Karaa Mid Hufan?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Inkastoo muddo ka badan saddex sano ay hoggaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ku adkeysanayeen in doorasho qof iyo cod ah ka dhaceyso dalka, dhowr bilood...

Maxay Yihiin Saddexda Arrimood Ee Laf Dhuun Gashay Ku Noqotay Maxamed Bin Salmaan?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maalmo adag ayay u tahay hoggaanka Sacuudiga gaar ahaanna dhaxalsugaha awoodda leh ee Maxamed bin Salmaan, oo loo yaqaanno MBS. Gudaha dalkiisa caan ayuu ka...

Wasiirka Howlaha guud JFS Mudane Maxamed Aadan Macalin ayaa shirka todobaadlaha la yeeshay Madaxda...

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Mudane Xil Maxamed Aadan Macalin (Soomaali) oo uu wehlinayo Wasiir kuxigeen Wasaaradda Mudane Cabdinaasir Xuseen Geedi ayaa shir gudoomiyey shirka...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Hay’adaha Amniga kulan la yeeshay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan degdeg ah isugu yeeray laamaha amniga ayaa ka dhageystay warbixin la xiriirta amniga...

Yaa ku guuleysan doono koobka tartanka kubadda cagta Degmooyinka gobolka banaadir?

Galabta waxaa la filayaa inay garoonka Eng.yariisoow ay isku wajahaan ciyaarta kama dambeysta ah ee tartanka kubadda cagta degmooyinka gobolka banaadir oo ay isagu...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan