Ciidamada PSF ee Puntland oo dhufeyso waaweyn qotay iyo wararkii u dambeeyey.
GAROOWE-AYAAMAHA-Sarkaal ugu sarreeya ee PSF ayaa mar kale ku celisay in aysan aqoonsanayn xilka qaadistii Madaxweyne Siciid Deni ku sameeyay Agaasimaha PSF Maxamuud Cismaan...
QM oo taageertay howlgalka Cusub ee ATMIS Soomaaliya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa taageeray oo soo dhaweeyay dhismaha cusub ee howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ee (ATMIS).
War qoraal ah...
Galmudug oo shaacisay doorashada kuraas tartankooda isha lagu wada hayo
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga doorashada Galmudug ayaa shaaciyay qabashada doorashada saddex kursi oo ka mid ah kuraasta taal Gaalkacyo.
Waxaa uu guddiga uu shaaciyay in doorashadan ay dhici...
Dhammaan Shaqaalaha Dowladda Oo Amar Cusub Oo Lagu Soo Rogay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta ayaa soo saartay Amar cusub oo ku socda dhammaan shaqaalaha Hay’addaha dowladda Federaalka, kaasi oo...
Muxuu yahay ujeedka Ahlu Sunna ee hadda dagaalka u billowday?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xiisad ayaa weli ka taagan gobolka Galgaduud ee Bartamaha Soomaaliya kaddib markii dhawaan ciidamo ka tirsan ururka Alhu Sunna Wal Jamaaca ay qabsadeen magaalada...
XASAASI:- MW Farmaajo oo wada “Dacwad xukunka looga tuurayo RW Rooble”
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa wajigii labaad galay dagaalka Ra'iiwul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, Madaxweyne Farmaajo iyo Fahad Yaasiin. Tan iyo markii uu Rooble isku dhigay kursiga Yaasiin Farey...
Macawisleyda oo weerar gaadmo ah ku qaaday goob ay ku sugnaayeen Al-Shabaab
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dagaal ayaa Saaka ka dhacay qaybo ka mid ah Gobolka Hiiraan oo u dhexeeya dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab iyo Ciidanka is Abaabulay ee Macawisleyda.
Ciidamada...
Maxay Soomaaliya ugu gacan seyrtay “War bixinta Guddiga” Midowga Afrika?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gaashaanka u daruurtay war bixin lagu baahiya baraha bulshada oo la sheegay in ay kasoo baxday Guddiga Qiimaynta Madaxa Bannaan...
Ra’iisul wasaare Xamse oo ka qeyb galay shir ka furmay dalka Tunisia
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Hamza Abdi Barre iyo wafdigiisa ayaa ka qaybgalaya Shirka Caalamiga ee Tokyo ee Horumarinta Afrika oo ka furmay maanta...
Isbarbar dhig cajiib ah oo lagu sameeyey Amniga Soomaaliya iyo Kenya
MUQDISHO-AYAAMAHA-General Stephen Townsend oo ah madaxa taliska ciidamada Mareykanka ee Africa (AFRICOM) ayaa shaaca ka qaaday in Kenya ay uga halis badan tahay Soomaaliya...