27.4 C
Mogadishu

Wararka

Madaxda Dowladda Soomaaliya oo ka hadshay geerida Fanaanada Khadro Daahir Cige

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada, bahda fanka iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee ay ka...

Wiil uu dhalay hogaamiyihii Al-qaacidda bin Laden oo si wayn loo hadal hayo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Bandhig sawir-gacmeed uu sameeyay wiil uu dhalay Cusaama bin Laden oo lagu soo bandhigayo dalka Faransiiska ayaa soo jiitay taageerayaal badan ka hor inta...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan dalka Turkiga

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa lagu wadaa in Maanta oo Axad ah ay dalka Turkiga u ambabaxaan wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh...

Ciidamada DANAB oo burburiyay fariisimo ay leeyihiin Al-Shabaab

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidanka Kumaandooska Gor-gor ee Xoogga dalka, ayaa howlgal qorsheysan ku burburiyey fariisimo kooxda Al-Shabaab ay ku lahayeen degaano hoostaga degmadda Aw-dheegle ee gobolka Sh.Hoose. Howlgalkaan...

Axmed Madoobe oo hay,addaha gargaarka kala hadlay gurmadka Abaaraha

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha  maamulka Jubaland mudane Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa la kulmay wakiilada hay’adaha kala duwan ee ka howlagala deegaanada Jubaland Kulankan waxaa diiradda lagu saarayey...

Markab weyn oo shidaal sida oo ku soo xertay Dekadda Boosaaso

BOOSAASO-AYAAMAHA-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya markab weyn oo xalay ku soo xirtay dekeda magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, iyadoo markabka uu...

Dowladda Kenya oo iskeeda u go’aan satay in Soomaaliya ay u soo dhoofiso Khaadka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xoghayaha Wasaaradda Beeraha dalka Peter Munya ayaa shaaca ka qaaday in 5-ta bisha July ee soo socota uu dib u bilaabanayo dhoofinta Qaadka Kenya...

Hoggaamiyihii Taliban ee loo haystay inuu ‘mar hore dhintay’ oo khudbad ka jeediyay Kabul

MUQDISHO-AYAAMAHA-Hoggaamiyaha qarsoodiga ah ee ururka Taliban ayaa booqashadiisii ugu horraysay ku tagay magaalada Kabul ee caasimadda u ah waddanka Afghanistan, sida ay sheegeen saraakiisha...

Dood dheer kadib Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay Miisaaniyadda 2022.

MUQDISHO-AYAAMAHA- Mudanaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya oo kulan wadajir ah yeeshay ayaa ansixiyay miisaaniyadda Qaranka ee 2022-ka,waxaana Haa ku ogolaatay 204-xildhhibaan. Ka...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka hadlay arrin aan looga baran Ra’iisul Wasaarayaashii isaga ka...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Bare oo ka hadlay munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo bandhigay arrimo uu dhibsaday uu ku arkay...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan