28.1 C
Mogadishu

Wararka

Xil culus oo lagu wado in loo magacaabayo Sheekh Shariif!

MUQDISHO-AYAAMAHA-Hogaamiyaha xisbiga Himilo Qaran Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa lagu wadaa in loo magacaabo, Ergayga gaarka ah ee Madaxweyne Xasan Sheekh...

Soomaaliya iyo Tanzania oo ka wada-hadlay iskaashiga Amniga Gobolka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada Daarusalaam ee caasimadda dalka Tanzaniya wasiirka Difaaca iyo adeegga...

Toogasho arday lagu laayay oo ka dhacday Mareykanka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ugu yaraan 18 qof ayaa ku dhintay toogasho ka dhacday dugsi hoose oo ku yaalla magaalada Uvalde, ee gobalka Texas ee dalka Mareykanka ,magaalada...

Maxaa kajira in Lafta-gareen hub keyd u ahaa Koonfur Galbeed u qeybiyey beeshiisa?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Koonfurt Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa la sheegay in uu amray in hub keyd u ahaa maamulka loo qeybiyo beeshiisa, si ay...

Soomaaliya oo ka badbaaday in ay la mid noqoto Eritrea iyo Itoobiya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaan Mursal Maxamed Khaliif oo ka qeyb galayay barnaamij dood ah ayaa sheegay in “Shantii sano ee lasoo dhaafay hadii uusan Soomaaliya ka jir...

Shirka Midowga Afrika oo furmaya IYO Soomaaliya oo ka qeyb galeysa

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Malabo ee dalka Equatorial Guinea waxaa lagu wadaa in uu ka furmo shir madaxeedka aan caadiga ahayn ee Midowga Afrika kaas oo looga...

Cabdiraxman Cabdishkuur oo ka hadlay xilkii maanta loo dhiibay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir ahna xildhibaan katirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay xil hadal heyn ka dhaliyey baraha bulshada oo maanta...

DEG DEG:- RW Rooble oo shaqadii ka joojiyay mid kamid ah Golihiisa wasiirada

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisal wasaaraha XFS Mahamed Xuseen Rooble ayaa baabi’iyay warqad wasaaradda Arrimaha dibadda ay ku fasaxday Markab waday dhuxul sharci daro ah oo ku xernaa...

Madaxweynayaasha Mareykanka, Japan, India iyo Australia oo ku kulmay Tokyo.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Hogaamiyasha Mareykanka, Japan, India iyo Australia ayaa ku kulmay magaalada Tokyo ee dalka Japan si ay uga wadahadlaan amniga gobolka iyo sidoo kale khasaaraha...

Muxuu yahay howlgalkan milatari ee uu Trukiga ku dhawaaqay?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa sheegay in dhawaan uu billaabi doono howlgal cusub oo militari oo laga sameyn doono xadka dhanka koonfureed,...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan