Al-shabaab oo weerar madaafiic ah ku qaaday deegaanka Biyo Cadde
JOWHAR-AYAAMAHA-Degaanka Biyo Cadde oo ka tirsan gobolka Sh/dhexe ayaa wararka naga soo gaaraya waxa aay sheegayan in madaafiic lagu weeraray caawa saldhig ay ciidamada...
Dhageysiga Khudbadhaha Musharrixinta xilka Madaxweynaha oo Maanta la soo geba-gabeynayo
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Maalintii labaad oo xiriir ah waxaa ay kulan ku yeelan doonaan Xarunta Teendhada Afisiyooni...
Ciidanka DANAB oo fuliyay howlgal lagu dilay Xubno katirsan Al-Shabaab
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee DANAB gaar ahaan Ururka 5aad Guutada16 ayaa howlgal qorsheeysan ka fuliyay degaano hoostaga Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada...
Ciidamada Israa’iil oo goordhow toogtay suxufiyad ka tirsaneyd Al-jazeera
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada Yahuuda ayaa goordhow dilay wariyihii Aljazeera ee kasoo warami jirtay dhulka Falastiin Shireen Abu Akleh.
Mid ka mid ah saraakiisha Falastiiniyiinta ayaa sheegay in...
Masuuliyiin ka tacsiyeysay geerida Marwada Madaxweynihii hore ee Soomaaliya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa dalka Imaaraadka ku geeriyooday Allaha u naxariistee marwadii koowaad ee Qaranka Xaawo Cali Samtar oo aheyd marwaadii Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdullaahi Yuusuf...
Musharax Madaxweyne oo iscasilay ka hor inta uusan isdiiwaan gelin
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiikii hore ee arrimaha dibadda Somalia, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa ku dhawaaqay inuu ka haray tartanka loogu jiro xilka madaxweynaha Soomaaliya.
Qoraal uu soo dhigay...
Waa kuwee Musharaxiin isaga hari doono tartanka doorashada Madaxweynaha.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Musharaxiinta ka badan labaatameeyo ayaa u taagan xilka u sareeya dalka, ayada oo maalmaha soo socda ay kala cadaan doonto musharaxiinta dhabta ah ee...
Diiwaan gelinta musharaxiinta madaxweynaha oo maalintii Labaad socota
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa Maalinta labaad weli magaalada Muqdisho ka socda diwaan-gelinta Musharixiinta u taagan Doorashada Xilka Madaxweynaha 10-aad ee Soomaaliya, kaasi oo ka socda Xarrunta Aqalka...
Diiwaangelinta musharrixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya oo Maanta bilaabaneysa
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga isku-dhafka ah ah ee qaban qaabada doorashada Madaxweynaha Soomaaliya lagana soo kala xulay Xildhibaannada labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta Magaalada Muqdisho...
Maxaa looga hadlay Shirkii Beesha Reer Aw-Xasan ee ugu socday Jigjiga?
BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Shir ay soo qaban qaabiyeen Beesh Reer Aw-xasan ayaa lagu qabtay Magaalada Jigjiga ee caasimada dowlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya, waxaana shirkan hogaaminaayey Masuuliyiinta heer deegaan...

















