Rooble oo hal sabab darteed uga baaqday safar uu ku tegi lahaa Garoowe.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta oo sabti ah lagu waday inuu safar ku tego Magaalada Garoowe ee...
DEG DEG:- Gudaha Madaxtooyada Soomaaliya oo lagu arkay gaari ku raran qaraxyo
MUQDISHO-AYAAMAHA-Gaari qarax laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa ayaa lagu soo warramayaa inuu soo istaagay afaafka hore ee guriga Ra'iisul wasaaruhu ka daggan yahay gudaha...
Midowga Musharaxiinta oo war xasaasi ah kasoo saaray dilka Ikraan
MUQDISHO-AYAAMAHA-Midowga Musharaxiinta ayaa ka dalbaday Ra’iisul Wasaare Rooble inuu qaado saddex tallaab oo ku saabsan kiiska dilkii Ikraan Tahliil.
"Midowga Musharaxiinta wuxuu u tacsiyeynayaa ehelka...
Masuuliyiin ka tacsiyeysay geerida Marwada Madaxweynihii hore ee Soomaaliya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa dalka Imaaraadka ku geeriyooday Allaha u naxariistee marwadii koowaad ee Qaranka Xaawo Cali Samtar oo aheyd marwaadii Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdullaahi Yuusuf...
Wararkii ugu dambeeyay xaalada caafimaad ee fanaan Iidle Yare
MUQDISHO-AYAAMAHA-Fanaanka ay sida weyn u taqaano Soomaalida ee Iidle yare ayaa ku xanuunsanaya dalka Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi. Fanaanka ayaa xalay qoraal qiiro...
Guriga hoggaamiyaha Xamaas oo duqeyn lala eegtay.
Muqdisho-Ayaamaha-Diyaaradaha dagaalka ee Israa’iil ayaa duqeymo dhowr ah ka geystay guriga hoggaamiyaha ururka Xamaas Yaxya Al Sinwar.
Ma kala cadda tirada dadka ku dhimatay ama...
Xubno ka tirsan Xafiiska R/W iyo Guddiga doorashooyinka oo goordhow tagay Afisyooni.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa goor dhow lagu wadaa in Teendhada Afisyooni ee Muqdisho ay ka bilaabato Doorashada Guddoonka Guddiga Somaliland, xili uu taagan yahay khilaaf u dhexeeya...
Midowga Yurub oo diyaarinaya xarun tababaro ciidamada Ukraine
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiiro sare oo ka tirsan Midowga Yurub, ayaa ku shiraya Jamhuuriyadda Czech-ga, iyadoo wasiirada difaaca lagu wado inay ka wada hadlaan sidii dalka Ukraine...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka hadlay dil ka dhacay Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed( Filish) ayaa marka hore digniin u diray ragga Burcadda ah ee dhaca iyo dilalka...
Tarsan Oo Ka Hadlay Safaaradda Somalia Ee Kenya Oo Dib Loo Furay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Safaaradda Soomaaliya ee ay ku leedahay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa rasmi ah dib loogu furay, xili ay xirneyd muddo ku dhow lix...