28.9 C
Mogadishu

Wararka

Doorashada kursi kamid ah Golaha Shacabka oo ka dhacday Jowhar

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Hir-Shabeelle ayaa Magaalada Jowhar Maanta ku qabtay doorashada kursiga Hop#009, kaas oo kamid ah kuraasta ugu dambeeysa...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo safar ugu ambabaxa dalka Switzerland

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta safar hal maalin qaadan doona ugu amba baxay Magaalada Geneva ee dalka Switzerland,halkaas oo uu...

Wararkii ugu dambeeyey Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Beledweyne

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Qaraxa oo jugtiisa laga maqlay inta badan Xaafadaha Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa uu ka dhex dhacay Saldhiga Ciidamada Booliska ku leeyihiin...

Doorashada guddoonka Golaha Shacabka oo laga wareejinayo Villa Hargeysa

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga qaban qaabada doorashada guddoonka gollaha shacabka ayaa sheegay in goob aan aheyn xarunta Villa Hargeysa uu Baarlamaanka ku shaqeeyo aan lagu qaban doonin...

Howlgal lagu soo qabtay Koox Ciyaal Weero ah oo laga sameeyay Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada ammaanka ee Booliska Soomaaliya ayaa xalay howlgal ballaaran ka sameeyey xaafado ka tirsan degmada Kaaraan, kaas oo ka dhan ahaan kooxaha ciyaal weerada...

Doorashada Jubbaland oo la filaayo in maanta lagu soo gabagabeeyo Ceelwaaq.

KISMAAYO-AYAAMAHA-Magaalada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo waxaa maanta lagu wadaa in lagu soo gaba-gabeeyo doorashada kuraasta ugu dambeeysa 16-ka kursi Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee...

DAAWO:- Feeryahan caan ah oo nin ku dhex feeray diyaarad.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Feeryahankii hore ee tartanka miisaanka culus Mike Tyson ayaa nin rakaab ahaa ku dhex feeray diyaarad kadib markii uu ninkaas kuu tuuray caagad biyo...
Ahlusunna oo dhaq dhaqaaqyo Ciidan bilaabay

Ahlu-sunna oo abaabul ciidan kawada gobalka Galgaduud.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka ka imaanaya Gobolka Galgaduud, ayaa sheegaya in Koox diimeedka Ahlu sunna Waljamaaca, degaanka bohol ka wadaan, dhaqdhaqaaqyo ciidan, xilli la guda galay tobankii...

Hadal jeedinta musharaxiinta u taagan Gudoonka Labada Aqal oo maanta dhaceysa

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaanada labada Aqalka ee Baarlamaanka  Federaalka Soomaaliya oo maanta sabti ah kulan ku yeelanaya magaalada Muqdisho ayaa waxay dhageysanayaan hadal jeedinta musharaxiinta guddoonka labada...

Akhriso magacyada Musharaxiinta isku diiwaangelisay tartanka guddoonka gollaha shacabka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiyada qaban qaabada doorashada guddoonka labada aqal ee Baarlamaanbka federaalka Soomaaliya ayaa diiwaangeliyay sidoo kale siiyay shahaadada musharaxnimo musharaxiin badan oo u taagan guddoonka...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan