26.4 C
Mogadishu

Wararka

Sheekh Shariif oo ka hadlay xaaladda amni ee dalka iyo doorashooyinka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa Maanta ka hadlay xaaladda amni ee dalka Soomaaliya, xili maalmihii dhaafay...

Musharax ‘tartan adag lageli lahaa’ Sambaloolshe oo musharaxnimadii iska casilay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaan hore Nuur Iidow Beyle ayaa ku dhawaaqay inuu  isaga haray u tartamida kursiga Hop#058 ee uu horey ugu fadhiyey, kaas oo ay deegaan...

Ruushka oo shaaciyey inuu gaaray ujeeddooyinkii dagaalka Ukraine ee wejigiisa koowaad.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyaha Ciidanka Ruushka Sergei Rudskoy oo ah madax hawgallada ee taliska guud ee ciidmada Ruushka ayaa sheegay in hawlihii ugu muhiimsanaa ee wejiga koowaad...

XOG:-Xildhibaannada cusub oo la kulmaya cabsi iyo hanjabaado culus

MUQDISHO-AYAAMAHA-Hoggaanka qaar ka mid ah laamaha ammaanka, gaar ahaan Hay’adda NISA, ayaa billaabay, cabsi-galinta xildhibaannada dhawaan loo doortay ka mid noqoshada baarlamaanka 11-aad ee...

Guddiga doorashada Hirshabeelle oo shaaciyay guddiga xulaya ergada kursiga HOP 58

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa Maanta oo sabti ah waxaa lagu wadaa inay ka dhacdo doorashada kursiga Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee...

TPLF oo aqbashay xabbad joojintii xukuumadda Itoobiya ku dhawaaqday

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xoogagga fallaagada ah ee ka dagaallamaya woqooyiga Itoobiya ayaa ogolaaday xabbad joojin ay dowladdu ku dhawaaqday oo suurto gelinaya in gargaar loo gaadhsiiyo malaayiin...

Xildhibaanada 11 ee golaha Shacabka oo 90% la doortay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maamulada Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Puntland ayaa noqday maamuladii ugu horreyay ee soo dhameystira doorashada xildhibaanada Golaha Shacabka, waxaana horay loo dhameystiray xildhibaanada gobolada...

Villa Somalia oo lacag ku bixineysa hadal been abuur ah iyo ujeedka ay...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qaar ka mid shaqsiyaadka barabagandada u faafiya Farmaajo, oo uu ugu horreyo qaadumka u qaabilsan Gobolka Banaadir, Cali Yare, ayaa saacadihii la soo dhaafay...

Roobka Gu’a oo ka curtay deegaano badan oo kamid ah Gobolada Dalka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qeybo badan Gobolada dalka ayaa waxaa ka curtay Roobka guga oo ah mid mahiigaan ah, sida ay ka soo warameen dadka deegaanka. Roobabkaan ayaa shalay...

Hir-Shabeelle oo shaacisay Jadwalka doorashada kuraastii ugu dambeeysay ee Beledweyne

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga doorashada dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa shaaciyay Jadwalka doorashada afar kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka, kuwaasi oo...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan