7 Xildhibaan cusub oo maanta lagu doortay Magaalada Baraawe
BAYDHABO-AYAAMAHA-Magaalada Baraawe ee Caasimadda rasmiga ah ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ka dhacday doorashada kuraas ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad...
DEG DEG:- RW Rooble oo Shir isugu yeeray Saraakiisha Ciidamada
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan deg deg ah isugu yeeray hay’adaha amniga dalka, kadib weerarkii Al-Shabaab xalay ka geysteen qeybo...
Puntland oo halmar ku dhawaaqday doorashada 16 kursi oo lagu qaban doono Boosaaso
BOOSAASO-AYAAMAHA-Guddiga Maamulka doorashada heer dowlad Goboleed (SEIT Puntland) ayaa shaaciyay qabashada doorashada 16 kursi oo kamid ah 37 kursi ee Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad...
Maxaad ka taqaanaa ninka loo doortay Kursigii uu ku fadhiyey Cabdiweli Muudeey?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Doorashada kuraas ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta ka socota Magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose, ahna Caasimadda...
Howlgalka Burcad-badeeda Soomaaliya oo la qorsheynayo in gebi ahaanba la joojiyo.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa dalbatay in la joojiyo Qaraarka Golaha Ammaanka ee La-dagaalanka Burcad-badeedda ee tirsigiisu yahay 2608(2021) ee Maarso 3, 2022.
Xeebaha...
Jubbaland oo dib u billowday doorashada Golaha Shacabka
KISMAAYO-AYAAMAHA-Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland ayaa shaaciyay jadwalka qabashada doorashada 3 kursi oo kamid ah 43-da kursi ee ku asteysan Jubbaland.
Kuraastaan...
Galmudug oo shaacisay jadwalka doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka
DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA-Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Maamulada Galmudug & Jubbaland ayaa shaaciyay waqtiga rasmiga ah ee la qabanayo doorashada min Saddex kamid ah...
Qaraxyo & dagaal toos ah oo ka dhacay qeybo badan oo kamid ah Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dagaalyahanada Al-shabaab ayaa xalay Saqdii dhexe waxaa qaraxyo iyo dagaal toos ah ku qaadeen degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir, Xaafada Daaru Salaam, degaanka Calamada...
Maxaa looga hadlay kulankii Ra’isul Wasaare Rooble iyo Beesha Caalamka?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay Wakiillada Beesha Caalamka ee C6+ oo ay ka wada hadleen qodobbo dhowr ah...
Guddiga Doorashooyinka HirShabeelle oo shaaciyey kuraas uu ku jiro midka Fahad Yaasiin
BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Guddiga doorashooyinka Heer Federaal ee Maamulka Doorashooyinka D/G Hirshabelle ayaa ku dhawaaqay Jadwalaka doorashada 6 kursi oo ka mid ah kuraasta golaha shacabka ee...