29.3 C
Mogadishu

Wararka

Doorashada Saddex kursi oo maanta ka dhaceysa Magaalada Jowhar

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga Maamulka Doorashada Hirshabeelle ayaa maanta la filayaa in magaalada Jowhar uu ku qabto doorashada Saddex kursi oo taala Magaaladaas. Qoraal kasoo baxay guddiga ayaa...

Dalka Ukraine:-Khasaaro ka dhashay gantaal lagu garaacay goob tareenada laga raaco

MUQDISHO-AYAAMAHA-Saraakiisha maamusha khadka tareenada ee dalka Ukraine ayaa sheegay in illaa 50 qof ay ku dhinteen, oo ay ku jiraan shan carruur ahi, weerar...

Midowga musharaxiinta oo war cusub kasoo saaray go-aankii dalka looga saaray Francisco Madeira

MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa soo dhoweyay go’aankii ka soo baxay xafiiska Ra’iisul Wasaare, Maxamed Xuseen Rooble, kaas oo dalka ka eryay Danjire Francisco Madeira...

Muuse Biixi oo ka hadlay lacagtii ay u fasaxday dowladda Soomaaliya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Somaliland oo madaxda sare ee dalka iyo Shacabka Soomaaliyeed uga mahadceliyey Gurmadkii ay u sameeyeen walaalahood Somaliland. Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo hadalkan...

DEG DEG:- Gudaha Madaxtooyada Soomaaliya oo lagu arkay gaari ku raran qaraxyo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Gaari qarax laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa ayaa lagu soo warramayaa inuu soo istaagay afaafka hore ee guriga Ra'iisul wasaaruhu ka daggan yahay gudaha...

QM oo taageertay howlgalka Cusub ee ATMIS Soomaaliya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa  taageeray oo soo dhaweeyay dhismaha cusub ee howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ee (ATMIS). War qoraal ah...

Afar sabab oo keentay in la ceyriyo Francisco Madeira iyo fadeexad lagu helay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaan dhageystay cod labo (2) qeyb ah oo isugeyn afar daqiiqo iyo sodon iyo siddeed ilbiriqsi ah (4:38) oo Francisco Madeira, laga soo duubay!...

Madaxweyne Farmaajo oo ka horyimid go’aankii dalka looga saaray Wakiilka Midowga Afrika

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo wuxuu bogaadinayaa dawrka nabad ilaalinta ee Midowga Afrika iyo qeybta libaax ee ay ka soo qaateen dowlad dhisidda...

DEG DEG:- RW Rooble oo Amray Wakiilka Midowga Afrika in 48 Saac uga baxo...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’isul Wasaare Rooble oo soo saaray warsaxaafadeed uu ugu aqooonsaday Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Danjire Francisco Madeira in uu yahay shakhsi aan dalka...
AL-Shabaab oo weerartay Dhoobleey

Akhriso:-Qaraxyada iyo dilalka ay Al-Shabaab ka aamuseen ama iska fogeeyeen.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ururka Alshabaab ayaa marar badan sheegtay weerarro ay dad badan ku dhinteen oo ka dhacay gudaha Soomaaliya iyo dalalka deriska la ahba, balse waxaa...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan