Maraykanka oo cunaqabteyn kusoo rogay Soomaali ku eedeysan carqaladeynta doorashada.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday iny xayiraad dhinaca socdaalka ah ku soo rogtay mas'uuliyiin hadda ka tirsan dowladda federaalka iyo kuwa horay uga...
Madaxweynaha HirShabeelle oo amray in lasoo qabto dadkii dilay Nabaddoon Caan Ahaa
MUQDISHO-AYAAMAHA-Kooxo hubeysan ayaa fiidnimadii xalay xaafadda Buundaweyn ee Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ku dilay Nabaddoon caan ka ahaa Gobolkaas oo lagu magacaabi...
Guudlaawe oo heshiis rasmi ah la saxiixday Nabadoonada iyo waxgaradka Beesha Xawaadle.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe oo maanta la kulmay Guddi ka socday Waxgaradka iyo Odayaasha Beesha Xawaadle ayaa heshiis rasmi ah ka gaaray tabashii ay ka...
Koonfur Galbeed oo shaacisay Magacyada 13 Musharax oo kamid ah Golaha Shacabka.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa Maanta oo Talaado ah soo bandhigay Musharixiinta isu soo sharaxay 13 kii kursi deegaan...
Amar cusub oo la duldhigay Shaqaalaha Ajaanibta Maamulka Jubbaland
KISMAAYO-AYAAMAHA-Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha ee dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa ku amartay dhamaan Shaqaalaha Ajaanibta ah ee ka howlgalla degaannada Maamulkaas in ay si deg...
Qaramada Midoobay oo qeylo dhaan kasoo saartay xaaladaha sii xumaanaya ee ka taagan Soomaaliya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xafiiska isku xirka arrimaha bini’aadantinimada ee Qaramada Midoobay (UNOCHA) ayaa sheegay in abaarta sii kordhaysa ay keentay in ilaa 271,000 oo qof ay ka...
Diyaarad sida gargaar kala duwan oo soo gaartay Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa Diyaarad siday Agab gar gaar oo loogu talagalay dadka ay saameysay abaarta ka soo dajisay garoonka diyaaraha Aadan-Cadde ee Magaalada...
Guddiga doorashooyinka oo seddex bilood mushaar lasiinin iyo Afhayeenka oo ka hadlay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xilli doorashada Golaha shacbaka ay ka socota Soomaaliya ayaa guddiga doorashooyinka ee heer federaal waxaa ay sheegeen inay haysato cabaqad dhaqaale oo ay la...
Khasaaro ka dhashay ciidamo katirsan AMISOM oo qarax lala eegtay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamo katirsan Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa sida la sheegay Qarax lagula eegtay Meel aan ka fogeeyn deegaanka Kambooni oo ka tirsan Gobolka...
Safiirka cusub ee Maraykanka oo warqadaha aqoonsiga looga gadoomay goobta loo ekeysiiyay Villa Somalia
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha mudda xileedkiisu dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka Cusub ee Dowladda Maraykanku u soo magacawday Soomaaliya Mudane Larry...