30.9 C
Mogadishu

Wararka

Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo Shir uga qeyb galaya Imaaraadka Carabta

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Sooomaaliya oo ay weheliyaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Maareeyaha Hay’adda Duulista Rayidka ah ayaa u ambabaxay...

Al-Shabaab oo weeraray labo Saldhiga oo ku kala yaala Muqdisho iyo Boosaaso.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xubno katirsan Al-Shabaab ayaa waaberigii saaka weerar ku qaaday deegaanka Af-urur ee gobolka Bari ee Puntland, halkaas oo ay saldhig ku leeyihiin ciidamada Puntland,...

Beledweyne oo maanta ka dhacaysa doorashada kursi adag iyo Musharaxiin badan oo iska diwaan...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magalaada Beledweyne ee xaruunta gobolka Hiiraan ee dowlad goboleedka HirShabeelle ayaa maanta waxaa lagu wadaa inay ka dhacdo doorashada kursi tartankiisu adag yahay. Guddiga hirgelinta...

Farmaajo oo kulan deg deg ah la qaatay Taliyeyaasha Ciidamada.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay Guddoonka Gobolka Banaadir, Taliyeyaasha Ciidamada Xoogga Dalka, Booliska, Asluubta iyo Nabad Sugidda...

Wararkii ugu dambeeyey qarax  ka dhacay Muqdisho.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qaraxa oo dhawaaq weyn lahaa ayaa laga maqlay xaafadaha boondheere iyo degmooyinka deriska la ah,iyadoo muddo kooban goobta ay wax ka dhaceen ay xaaladu...

Lafta Gareen oo Shahaadada Kumeel gaarka guddoonsiiyay Xildhibaanada KG

BAYDHABO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Koofur Galbeed C/casiis Lafta Gareen ayaa guddoonsiiyay Shahaadada Kumeel gaarka ah ee Xildhibaanada iyo Senatarada ka soo baxay Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed. Xubnaha shahaadada...

Sheekh Shariif oo ka hadlay xaaladda amni ee dalka iyo doorashooyinka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa Maanta ka hadlay xaaladda amni ee dalka Soomaaliya, xili maalmihii dhaafay...

Musharax ‘tartan adag lageli lahaa’ Sambaloolshe oo musharaxnimadii iska casilay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaan hore Nuur Iidow Beyle ayaa ku dhawaaqay inuu  isaga haray u tartamida kursiga Hop#058 ee uu horey ugu fadhiyey, kaas oo ay deegaan...

Ruushka oo shaaciyey inuu gaaray ujeeddooyinkii dagaalka Ukraine ee wejigiisa koowaad.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyaha Ciidanka Ruushka Sergei Rudskoy oo ah madax hawgallada ee taliska guud ee ciidmada Ruushka ayaa sheegay in hawlihii ugu muhiimsanaa ee wejiga koowaad...

XOG:-Xildhibaannada cusub oo la kulmaya cabsi iyo hanjabaado culus

MUQDISHO-AYAAMAHA-Hoggaanka qaar ka mid ah laamaha ammaanka, gaar ahaan Hay’adda NISA, ayaa billaabay, cabsi-galinta xildhibaannada dhawaan loo doortay ka mid noqoshada baarlamaanka 11-aad ee...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan