Dhowr arrin oo sabab u ah amni-darrada iyo dilalka ka socda magaalada Muqdisho.
MUQDISHU-AYAAMAHA-Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya waxay mar kale ay ku laabatay dariiqii dilalka tirada badnaa. Walwalka iyo cabsida heysa Shacabka caasimadda ku nool ayaa...
Wararkii ugu dambeeyey qarax lagu dilay Mas’uul oo ka dhacay Magaalada Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka naga soo gaaraya degmada Kaxda ee Gobolkan Banaadir ayaa waxaa uu sheegaya in halkaas uu ka dhacay qarax miino oo lala eegtay masuul...
Golaha Wasiirada oo ka laabtay Go’aankii ONLF ugu aqoonsadeen Urur agagixiso
MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha Wasiirrada XFS oo maanta kulan yeeshay ayaa ansixiyay in laga laabto go’aan uu horay u gaaray Golaha Xukuumadda Sanadkii 2017, kaas oo ururka...
Xafiiska Madaxweyne Farmaajo iyo Cali Guudlaawe oo khilaaf soo kala dhex galay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxtooyada Hirshabelle ayaa ku eedeysay Xafiiska Madaxweyne Farmaajo mid ka shaqeenaya iska hor keenida bulshada ku dhaqan gobollada hiiraan iyo Shabellaha Dhexe.
Lataliyaha Madaxweynaha Hirshabelle...
Xogo deg deg ah oo naga soo gaartay xafiiska Rooble & kulan maanta ka...
MUQDISHU-AYAAMAHA-Warar hoose oo ay heshay Warbaahinta Warqaad ayaa sheegaya in kulan deg deg ah maanta iskugu imaanayaan Xukuumada Soomaaliya,taas oo la war geliyey Wasiirada...
Akhriso: Magacyada Lixda Xildhibaan Ee Maanta Lagu Doortay Magaalada Kismaayo.
KISMAAYO-AYAAMAHA-
Magaalada Kismaayo ayaa Maanta oo Axad ah waxaa ka dhacday doorashada Lix kursi oo ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka Soomaaliya...
maxaa looga hadlay kulankii madaxweyne Deni iyo Gudoomiyaha Gudiga khilaafaadka
GAROOWE-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Garoowe kulan kula qaatay Guddoomiyaha Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka heer Federaal Maxamed Cawil...
Cumar Ibraahim Xaashi oo maanta Xildhibaan loogu doortay Kismaayo
KISMAAYO-AYAAMAHA-Magaalada Kismaayo waxaa ka socda doorashadaix kamid ah kuraasta Golaha Shacabka ee degaan doorashadoodu tahay Jubbaland, waxaana goordhow la doortay Xildhibaankii ugu horreeyay ee...
Ciidamada Itoobiya oo isu diyaarinaya dagaal ka dhan ah caasimadda Tigray
MUQDISHO-AYAAMAHA-Jeneraal ka tirsan ciidamada Itoobiya ayaa sheegay in ciidamadu ay qorsheynayaan in ay gudaha u galaan magaalada Mekelle, ee caasimadda gobalka Tigray.
Jeneral Abebaw Tadesse...
Weriye aflagaadeysay madaxweyne Erdogan oo xabsi la dhigay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxkamad ku taalla dalka Turkiga ayaa xabsiga dhigtay weriyaha caanka ah ee Sedef Kabas oo lagu eedeeyay inay aflagaadeeysay madaxweynaha dalkaasi.
Ms Kabas ayaa Sabtidii...