Wararkii ugu dambeeyey Shil khasaare geystay oo ka dhacay Muqdisho.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya shil gaystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho.
Shilkaan ayaa ka dhacay...
Guddiga doorashooyinka heer Federaal oo maanta dooranaya guddoon cusub.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa maanta lagu waddaa in ay magaalada Muqdisho ay ku doortaan guddoon cusub ka dib markii dhawaan ay xilka ka...
Soomaaliya iyo Venezuela oo ka wada hadlay arimo ku saabsan labada dal.
MUQDISHO-AYAAMAMAH-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdisaciid Muuse Cali ayaa maanta oo Jimce ah khadka telefoonka wada hadal kula yeeshay...
Maamulka Jubbaland oo Heshiis la galay Shirkad gaar loo leeyahay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa shir gudoomiyey kulanka golaha wasiiradda Jubaland oo maanta lagaga hadlay qodobo kale duwan.
Kulanka waxaa ugu horeyntii...
Xilliga ay dhaceyso doorashada guddoonka guddiga doorashada Heer Federaal oo la shaaciyay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga qaban qaabada doorashada guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Heer Federaal ayaa soo saaray go’aamo ku saabsan Shuruudaha musharrixiinta Guddoomiyaha & guddoomiye kuxigeenka, qaabka codeynta iyo...
Cumar Cabdirishiid oo sheegay in uusan qeyb ka aheyd bayaanka siyaasiyiinta Puntland
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirshiid, ayaa sheegay in aanu qayb ka ahayn bayaan ay soo saareen siyaasiyiinta xallinta khilaafkii dhaliyay dagaalkii Boosaaso...
Mareykanka oo shuruudood hor-dhigay Ruushka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ku xigeenka Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Wendy Sherman ayaa uga digtay Ruushka inuu kala doorto diblomaasiyad amaba iska hor imaad dhex mara Galbeedka.
Hadalkan ayay...
Koofur Galbeed oo dib u billowday Doorashada Golaha Shacabka.
Guddiga Hirgelinta Doorashada Maamulka Koofur Galbeed ayaa sheegay in ay qabanayaan Doorashada shan kursi oo kamid ah Golaha Shacabka.
Shantan kursi ayaaa kamid ah 11...
Muddo sanado ah kadib Shirkadda Hormuud oo qiimo dhimis ku sameysay kaarka ku hadalka.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Shirkadda Hormuud Telecom Soomaaliya oo ah Shirkad isgaarsineed ahna tan ugu ballaaran dhanka isgaarsiinta dalka Soomaaliya ayaa qiimo dhimis ballaaran ku sameysay kaarka ku...
Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif oo ka hadlay qaraxii maanta ka dhacay Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheikh Axmed ayaa dhankisa ka hadlay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee manta ka dhacay Muqdisho, kaasi oo gaystay khasaaro isugu...




















