27.7 C
Mogadishu

Wararka

Soomaaliya & Jaamacadda Carabta oo wada hadalo Muhim ah yeeshay.

QAAHIRO-AYAAMAHA-Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Ilyaas Sheekh Cumar ayaa maanta booqasho sharafeed ugu tagey...

Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo howlgal wadajir ah sameeye

SHABEELAHA HOOSE-AYAAMAHA-Ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed iyo Kuwa howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa howlgal ballaaran ka sameeyeen Deegaanka Galweyn iyo degaannada kale ee hoostaga...

Midowga Afrika Oo War Kasoo Saaray Khilaafka U Dhexeeye Farmaajo Iyo RW Rooble

ADIS ABAB-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat ayaa ka hadlay khilaafka xoogan ee u dhexeeya Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo...

Maleeshiyaad hubeysan oo weerar ku qaaday Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan.

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Maamulka Gobolka Hiiraan ee Maamulka Hirshabeelle ayaa ka hadlay dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac oo xalay Ciidamo ka tirsan Hirshabeelle iyo kuwa uu watay...

Xasan Sheekh oo beeniyay inay kala qeybsan yihiin Midowga Musharrixiinta

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay warar lagu faafiyey baraha Bulshada oo lagu sheegayey inay kala qeybsameen oo laba garab...

Golaha Wasiirada Oo Cambaareeyay Isku Daygii Afgambi Ee Lagu Qaaday Xafiiska RW Rooble

MUQDISHU-AYAAMAHA-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxa ay uga hadleen arrimo muhiim ah oo khuseeya xaaladda dalka siyaasadda,...

Wararkii u dambeeyey dagaal caawa ka socoda Magaalada Beledweyne

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Waxa magaalada Baledweyne goordhaw ka bilowday dagaal xoogan, waxana xaafadaha magaalada laga maqlayaa rasaasta hubka nuucyadiisa kala duwan iyadoo ay kasoo baxayaan xoga kala...

Wararkii Ugu Dambeeye Ee Dagaalkii Ka Dhacay Balcad

BALCAD-AYAAMAHA-Inta la xaqiijiyay 5 ruux ayaa ku dhimatay dagaal saakay waabarigii ay xubno ka tirsan Al Shabaab ku qaadeen degmada Balcad ee gobolka shabeellaha...

Baarlamaanka Hirshabelle oo u yeeray Gudoomiyaasha G/Shabeelaha Dhexe iyo Hiiraan.

JOWHAR-AYAAMAHA-Waxaa maanta Jowhar ka qabsoomay Kalfadhiga 2aad Kulankiisa 10aad ee Baarlamanka Dowlad Goboleedka Hirshabelle oo xildhibaanada kulankoodaasi ajendahiisu ahaa. 1. Soo Bandhigida Soo Jeedinta Xildhibaanada...

Xijaar Oo Ciidamada Booliska Uga Digay Inay Ku Milmaan Arrimaha Siyaasadda

MUQDISHU-AYAAMAHA-Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa Ciidanka Booliska qeybahooda kala duwan uga digay inay ku milmaan Arrimaha siyaasadda dalka, xili...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan