26.1 C
Mogadishu

Wararka

AL-SHABAAB IYO Baraawe

Wararkii u dambeeyey Al-shabaab oo la wareegtay deegaanka Ceel-dheere.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya in xubno ka tirsan  Al-Shabaab ay la wareegeen deegaanka Ceel-dhee ee gobolka Galguguud oo Dhuusamreeb u jirta ...

Rooble Iyo Wafdigiisa oo si diiran loogu soo dhaweeyay dalka Djibouti

UQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen  Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Djibouti ee caasimadda Djibouti. Ra’iisul wasaare Rooble ayaa  halkaas ku soo...

Soomaaliya & Qatar oo ka wada hadlay Arrimo dhowr ah

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta Muqdisho ku qaabilay Danjiraha Dowladda Qadar u jooga Soomaaliya,  Xasan Bin Xamsa...

Nabad iyo nolol oo go’aan ku gaartay in kursiga la dhaafiyo Xildhibaan Mahad Salaad.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maanta Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay kulan ay yeesheen xubno umidoobay kuraasta qaar ee Galmudug taalla oo ay iska taageerida ay ku heshiiyeen. Kursiga sumadiisu...

Madaxweyne Guudlaawe oo guddoomiyay Shirka Amniga Hir-Shabeelle

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle  Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta shir gudoomiyay shirka Amniga Hirshabeelle oo ka qabsoomay Magaalada Jowhar. Shirka oo maanta ay ka qeybgaleen...

Shaqaalaha Ajaanibta ee Puntland oo la dul dhigay amar cusub.

GAROWE-AYAAMAHA-Qoraal ka soo baxay xafiiiska Gudoomiyaha gobolka Mudug ee Maamulka Puntland ayaa lagu amray Shaqaalaha ajaaniibta ah ee ka howlgala gobolkaas iney iska soo...

Dhul-gariir baaxad leh oo saaka ka dhacay Dalka Indonesia

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dhulgariir cabbirkiisu sarreeyo ayaa subaxnimadii hore ee saaka ku dhuftay bariga dalka Indonesia, sida ay sheegtay hay’adda sahaminta dhulka ee Mareykanka (USGS), iyadoo digniino...
Shirka Caalamiga Ah ee Waxbaarshada

Soomaaliya Oo Ka Qayb Gashay Shir Caalami Ah Oo Looga Hadlay Waxbaarshada

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Abuukar Xaaji, (Cabdullaahi Carab) iyo Wafdi uu Hugaaminaayo ayaa magaalada Dubai ee...
Aargada kismaayo

Akhriso: Magacyada Xildhibaanada 14ka Kursi Ee Ugu Horeysa Ee Lagu Dooranayo Kismaayo

KISMAAYO-AYAAMAHA-Guddiga doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Jubbaland ayaa ku dhawaaqay in la qabanayo doorashada 14 kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka ee degaan...
AL-Shabaab oo weerartay Dhoobleey

Al-Shabaab oo si deg deg ah isaga baxay degmada Matabaan.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ururka Al-Shabaab oo dagaal la’aanta kula wareegay degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ayaa isaga baxay degmadaas oo muddo saacado ah  ay ku sugnaayeen. Al-Shabaab ayaa...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan