31.9 C
Mogadishu

Wararka

Golaha Wadatashiga Qaran oo Shir la leh Midowga Murashaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya

MUQDISHU-AYAAMAHA-Weli waxaa Magaalada Muqdisho ka socda Shirka Golaha wadatashiga Qaran ee doorashooyinka, kaas oo galay Maalintii lixaad lana filayo in dhawaan la soo geba-gabeeyo. Shirka...

Wasiiro Cusub Uu Magacaabay Madaxweynaha Puntland Oo Maanta La Dhaariyey.

GAROOWE-AYAAMAHA-Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa goobjoog ka noqday dhaarinta Wasiiro iyo Wasiiro ku-xigeeno uu dhowaan Madaxweynaha Puntland magacaabay oo maanta si...

Isfaham hordhac ah oo laga gaaray khilaafkii Maamulka Puntland & PSF

GAROOWE-AYAAMAHA-Waxaa lagu wadaa in dhawaan la shaaciyo xal laga gaaray khilaafkii gacan ka hadalka sababay ee u dhaxeeyay Xukuumadda Puntland ee uu hoggaamiyo Saciid...

Soomaaliya & Itoobiya oo ka wada hadlay la dagaalanka Al-Shabaab

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa kulan miro dhal ah la yeeshey wafdi uu hoggaaminaayo u-qeybsanaha Ciidamada Safaaradda Itoobiya ee...

Booliska Soomaaliya Oo Gacanta Ku Dhigay Guri Ku Yaalla Muqdisho Oo Lagu Beeray Xashiish

ooliska oo gacanta ku dhigay Guri ku yaalla Muqdisho oo lagu beeray Xashiish Ciidanka Booliska dowladda Federaalka gaar ahaan kuwa Saldhiga Saldhiga degmada Howlwadaag ee...

Derbi Ku Dumay Doomo Marayey Haro Biyood Iyo Khasaaro Ka Dhashay

Roobab ka da’ay koonfur Bari dalka Brazil ayaa sababay khasaare dhimasho ka dib markii darbi kusoo dumay doomo marayey haro biyood ku taal goobta...

Mid Kamid Ah Ergooyinkii Soo Xulay Xildhibaanada Baarlamaanka Oo La Dilay.

MUQDISHU-AYAAMAHA-Mid kamid ah Ergooyinka soo xulay Xildhibaanada Baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa habeenimadii xalay aheyd lagu dilay gudaha degmada Warta-nabadda ee Gobolka Banaadir,...

Prof:- Jawaari oo weerar ku qaaday Farmaajo iyo Rooble.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyihii hore ee golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo ka hadlay khilaafka Rooble iyo Farmaajo ayaa aad u dhaliilay labada...

Booliska oo gacanta ku dhigay Guri lagu beeray Xashiish & dadkii lahaa

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada Booliska Saldhigga Dagmada Howlwadaag ee Gobalka Banaadir ayaa howlgal ay ka sameeyeen xaafadda Tookiyo ee Dagamadaasi Howlwadaag ay gacanta ku dhigeen Guri lagu...

Wararkii ugu dambeeyay Shirka Maanta ee Golaha wadatashiga

MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha wadatashiga oo ka kooban Ra’iisul Wasaare Rooble, Madaxweynayaasha 5-ta dowlad Goboleed & Duqa Muqdisho ayaa Maanta oo Axad ah sii amba qaadi doona...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan