DEG DEG: Midowga Murashaxiinta oo qaaday tallaabo culus kuna dhowaaqay arrimo xasaasi ah.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha Midowga Musharraxiinta ayaa shaaciyay in qaban donaan Shirweyne Wadatashi oo ay kasoo qayb geli doonaan dhammaan qaybaha kala duwan ee Bulshada.
Waxay sheegeen in...
TPLF oo dib u qabsatay magaalo muhiim ah iyo Abiy Axmed oo ku laabtay...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka ka imaanaya dalka Itoobiya waxay sheegayaan in dagaalyahanada Tigray ay dib u qabsadeen magaalada taariikhiga ah ee Lalibela kadib wax ka yar laba...
Muxuu yahay Howlgalka cusub Booliska ee uu horkacayo Farxaan Qaroole?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Kulan maanta muqdisho ku yeesheen saraakiisha amniga booliska gobolka banaadir ayaa looga hadlay sugida nabad gelyada.
Kulankaan uu shir gudoominayey taliyaha Booliska G/banaadir Farxaan Maxamuud...
Dood adag oo ka socota hoolka Baarlamaanka Soomaaliland iyo xaaladda oo cakiran.
Baarlamaanka SomalilandMUQDISHO-AYAAMAHA-Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madax-bannaanida ee Somaliland ayaa waxaa ay dood ka taagan tahay xeerka furista ururrada siyaasadda oo uu dhawaan madaxweynaha ku...
Wararkii u dambeeyey abaabul dagaal oo aad looga dareemayo Muqdisho.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Saacadihii lasoo dhaafay waxaa sii xoogeysanaya hadal heynta ka dhalatay dhaq dhaqaaqyo ciidan oo la dareemayo Muqdisho iyo abaabula dagaal oo ka dhan ah...
Maxay tahay talaabada xigta ee Midowga Musharxiinta, hadii Guddiga Doorashooyinka ay diideen dalabkoodii?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddomiyaha guddiga doorashada Soomaaliya Maxamed Xasan Cirro ayaa sheegay inay doorashadu soconayso oo aan loo joojinayn baaqa kasoo yeeray midowga musharraxiinta Soomaaliya.
Guddoomiye Cirro ayaa...
Dagaal laga cabsi qabo in “Nato iyo Ruushka” ku dhexmaro dalka Ukraine.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wadamada hodanka ah ee magacooda loo soo gaabiyo G-7 oo shir uga socdo dalka Ingiriiska ayaa Ruushka uga digay in uu dagaal ku soo...
Wasiir ka tirsan xukuumada Rooble oo ciidamada dowladda ku eedeyey arrin halis ah.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Cumar Cali Rooble oo ah wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa eedeyn culus u jeediyey ciidamada dowladda federaalka ee ka howl-gala gudaha...
Maxay tahay farrinta hanjabaada ah ee Mareykanka u diray Saciid Deni?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Mareykanka ayaa walaac xooggan ka muujisay ismari waaga ka dhashay xil ka qaadista lagu sameeyay agaasimihii hay’adda PSF, Maxamuud Cismaan Diyaano.
Sii hayaha safaaradda...
Muxuu yahay ‘u jeedka safarka’ Ra’iisul Wasaare Rooble ee dalka Jabuuti?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xumuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa waxaa la filayaa in maalmaha soo socda ay u safraan dalka Jabuuti.
Ujeedka...



















