Ciidamada Itoobiya oo TPLF kala wareegey goobo kale oo mahiim ah.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada Itoobiya ayaa sheegay iney dagaal qaraar oo ay TPLF la galeen ay ku qabsadeen waddada halbowlaha ah ee isku xirta Waldiya iyo Maqale.
Warkan...
Mahdi Guuleed oo markan u tanaasulay Cabdi Xaashi iyo Rooble oo ku guuleystay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Khilaafkii soo dhaafay soo kala dhex galay Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi ee ku saabsanaa Arrinta doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka...
Qorshihii soo xulista ergooyinka dooranaya xildhibaannada Golaha Shacabka oo la isla meel dhigay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay odayaasha dhaqanka ee Gobollada Waqooyi ee laf dhabarka u ah soo xulista ergooyinka...
Muxuu yahay “halka qodob” ee Rooble ka aqbalay Midowga Musharaxiinta?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa aqbalay soo-jeedintii Midowga Musharaxiinta Soomaaliya ee aheyd in la isugu yimaado shir ku saabsan doorashooyinka dalka.
Sida aan...
XOG:-Fahad Yaasiin oo beeshiisa ‘ka diiday’ in loo xiro kursiga iyo natiijadii ay kula...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Kulanka oo ka dhacay Muqdisho ayaa ku saabsanaa jagada xildhibaanimada beesha in sanadkaan la siiyo Fahad uuna codsaday iyaguna odayaasha ay ballan uqaadeen in...
Wararkii u dambeeyey Xildhibaano ku dhaawacmay qarax ka dhacay Jowhar.
JOWHAR-AYAAMAHA-Qarax sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa goordhow ka dhacay magaalada Jowhar ee caasimadda Dowlad goboleedka Hirshabeelle.
Ddadka deegaanka ayaa xaqiijiyey in qaraxa...
Wasiir Khadiijo Diiriye oo lagu heley cadeymo ah shaqaalahii laga eryey Wasaaradda Gargaarka.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gargaarka & Maareynta Musiibooyinka Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdirashiid Maxamuud Xasan ayaa xaqiijiyay in shaqada Wasaaradda Gargaarka laga eryey 16 shaqaale oo ka...
Coronavirus oo dib ugu soo laba kacleeyay Somalia iyo Digniinta wasaaradda caafimaadka.
MUQIDSHO-AYAAMAHA-Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa shaacisay Feyruska Karoona xogtii ugu dambeesay waxey sheegtay in asbuucii u dambeeyay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka 4,792, balse...
Maxaa ka jira in diyaaradihii dagaalka Droniska Turkiga ee TB2 la geeyay Soomaaliya?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maalmihii la soo dhaafay waxaa si aad ah baraha bulshada loogu hadal hayay in dowladda Turkigu ay siisay dwoladda Soomaaliya diyaaradaha aan duuliyaha lahayn...
Farmaajo oo qorsheynaya in Afgembiga cusub Soomaaliya u adeegsado diyaaradaha drone-ta Turkiga.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Markale ayaa Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo qoraal soo geliyey bartiisa Facebook ayaa ka digay in ciidanka Turkida soo tababarayaan uu ka fiirsado si...



















