Ciidamadda sida gaarka ah u tababaran ee Puntland oo lagu arkay Galmudug
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamadda sida gaarka ah u tababaran ee PSF oo ay leedahay Puntland ayaa ku biiray gulufka dagaal ee la doonayo Shabaab in looga saaro...
Abaabulka Banaanbax ballaaran oo Maanta ka socda Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maanta oo khamiis ah ayaa waxaa lagu wadaa in Banaanbax ballaaran uu ka dhaco magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, gaar ahaan Garoonka kubada caggta...
U jeedka safarka Madaxweyne Xasan Sheekh ee Baydhaba
BAYDHABO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta oo talaado ah waxaa ay ku wajahan yihiin magaalada Baydhabo ee...
Dood ka dhalatay hadalkii Saciid Deni ee gooni u goosadka Puntland
MUQDISHO-AYAAMAHA-Warsaxaafadeed kasoo baxay Dawlad Gobolleedka Puntland ayaa looga hadlay arimaha federaalka Soomaaliya iyo go’aankooda dawlad dhiska qaabka loo wajahayo.
Qoraal ka kooban seddex Bog oo...
Madaxweynaha Hirshabeelle oo Mareykanka la wadaagay arrin la xiriirta AL-SHABAAB
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa kulan la qaatay Safirika Dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Danjire Larry André. Madaxweynaha iyo Danjiraha ayaa ka...
Soomaaliya Iyo Masar Oo Heshiisyo Cusub Kala Saxiixday
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre oo ku guda jira booqashadiisa rasmiga ah ee dalka Masar ayaa kulan la qaatay Ra’iisul...
Banaanbaxyaal xoog ku galay Baarlamaanka, maxkamadda sare ee Brazil
MUQDISHO-AYAAMAHA-Taageerayaasha madaxweynihii hore ee Brazil Jair Bolsonaro oo diiday inuu aqbalo natiijada doorashadii madaxtinimada ee dalkaas ka dhacday ayaa Axaddii waxay xoog ku galeen...
Mid kamid ah dalalka carabta oo ku dhawaaqay in kalabar uu ka cafinayo deynta...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Iraq ayaa ku dhawaaqday inay Somalia ka cafin doonaan kala-bar Lacagihii ay Dowladda Iraq ku lahayd ee la bixiyey xilligii uu Talada dalkaasi...
Wasiirka Gaashaandhigga oo soo bandhigay Hub Iyo Gaadiid Dagaal Maraykanka ugu deeqay Soomaali
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Gaashandhigga JFS, Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Safaarada Mareykanka ee Soomaaliya kala wareegay hub ay ugu talagaleen Ciidanka Danab.
Safiirka Maraykanka ee u fadhiya Soomaaliya...
Maxay tahay Qorshaha ay DFS damacsaneyd ee Siciid Deni Fashiliyay?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Puntlaand Saciid Cabdullaahi Deni ayaa markii ugu horreysay ka hadlay sababihii keenay in Puntland aysan ka qaybgelin saxiixa Qodobada War murtiyeedkii laga soo...