29.4 C
Mogadishu

Wararka

Mucaaradka ayaa ka aamusay Maamul Goboleedyada oo gacanta loo geliyey doorashada

XASAASI:-Musharaxiinta Mucaaradka oo YAABAN iyo Doorashadii oo la afduubtay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Warfaafinta ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa si adag uga jawaabay eedeyn xooggan oo ka soo yeertay mid ka mid ah musharraxiinta mucaaradka. Cabdiraxmaan Cabdishakuur...

Abiy Axmed oo ku dhawaaqay arrin aan looga baran hogaamiyaasha Afrika.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra'iisul Wasaare Abiy Axmed ayaa shaaciyay in hadda wixii ka dambeeya uu tagayo jiida hore ee dagaalka kaa oo u dhaxeeya ciidamada federaalka iyo...

Guddiga doorashada galmudug oo caawa war kale soo saaray.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga Doorashada Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa hal maalin oo dheeri ah ku daray is diiwaangelinta 5-ta kursi oo horey loo shaaciyey, iyada oo is...

Booliska Puntland oo ka hadlay Haweeneey Ninkeeda dishay

MUQDISHO-AYAAMAHA-laamaha Amniga Gobolka Karkaar ee Puntland ayaa waxaa ay faah faahin guud ka bixiyeen Haweeneey Maanta Ninkeeda (Seygeeda) ku dishay Guri kuyaala Xaafada Kaambo...

Agab Cusub oo Loogu Talo Galay Amniga Doorashooyinka Oo Lagu Wareejiyay Guddoomiyaha G/Hiiraan

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa lagu wareejiyay Agab loogu talagalay hubinta Amniga Doorshada Golaha Shacabka ee ee lagu qabanayo Magalada Beledweyne.ee xarunta...

Ra’iisul wasaare Rooble oo lagu eedeeyey lix qodob oo xasaasi ah.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Musharax Madaxweyne C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa markii u horreysay weerar afka ku qaaday Ra’iisul Wasaare Rooble, isagoo su’aal ka keenay mas’uuliyadiisa hoggaamineed ee amniga...

Dowladda caalamka oo cambaareyay dilkii Wariye Cabdi Casiis Afrika

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Canada ayaa si kulul waxaa ay u cambaareysay dilkii loo geystay Wariye C/casiis Maxamuud Guuleed ( Afrika) oo ahaa Agaasimaha Radio Muqdisho. ” Dhammaan...
Turkiga oo kordhinaya tayeynta ciidamada xoogga dalka Soomaaliya.

Turkiga oo kordhinaya tayeynta ciidamada xoogga dalka Soomaaliya.

MUQDISHO-AYAAMAHATaliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Gen.Odawaa Yuusuf Raage ayaa Booqasho rasmi ah oo ku aadan Xoojinta Xiriirka Milatari iyo iskaashi ee ka Dhexeeya CXDS iyo...
Askari lagu dilay Muqdisho

Wiil dhalinyaro ah oo koox hubeysan ku dhex dishay gurigiisa.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa soo baxaya faahfaahino dheerad ah oo la xiriira nin dhalinyaro ah oo lagu diley xalay guri uu ka degenaa xaafada Jamhuuriya ee degmada...
Ahlusunna oo dhaq dhaqaaqyo Ciidan bilaabay

Ahlusunna oo dhaq dhaqaaqyo Ciidan ka bilaabay duleedka Magaalada Dhuusamareeb

DH/MAREEB-AYAAMAHA-Xoogaga Ahlu Sunnada Gobolada Dhexe ee ku sugan deegaanka Bohol ee Gobolka Galgaduud ayaa la soo sheegaya in abaabul ciidan ay ka wadaan halkaasi....

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan