DEG DEG:- Ra’iisul wasaare Abiy Axmed oo is casilaya kana baxaya Ethiopia.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar ku dhaw ilo diblomaasiyadeed oo ka soo baxaya kulan galabta dhex maray wafdi ka socda dalka maraykanka oo uu hogaaminaayo danjiraha dalka maraykanka...
Nin diley Xaaskiisa oo isna isla goobtii lagu diley.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada ammaanka ayaa toogasho ku dileen nin la sheegay inuu ku diley xaaskiisa deegaanka Lambar 50 ee gobolka Sh/hoose.
Dhacdadan oo ka dhacday meel ku...
DEG DEG: Dagaal xoogan oo hada ka socda Degmada Baraawe
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dagaalka oo u dhaxeeya Ciidamada Ammaanka degmada Baraawe & maleeshiyaad hubeysan ayaa waxaa uu ka socdaa dhabarka dambe ee Hoyga Guddoomiyaha degmadaas Cumar Sheekh...
DEG DEG: Diyaarad ka baxday muqdisho oo dab ku qabsaday garoonka dooloow
Diyaarada oo aheyd mid xamuul siday ayaa waxay ka duushay Muqdisho iyadoo markii ay cago dhigatay dooloow uu dabka ka kacay.
Weli waxaa socda dedaalada...
Wakiilkii ololaha doorashada Cabdi Cali Raage ee Kismaayo oo xabsi laga dhigay.
KISMAAYO-AYAAMAHA-La-Taliyaha dhanka Arrimaha doorashooyinka ee Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee Cabdi Cali Raage ayaa sheegay in Wakiilkiisa ololaha Doorashada...
Maxaa lagu xushay gabadha ugu quruxda badan Soomaaliya?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa magaalada Muqdisho lagu qabtay tartan loollan qurux ah oo u dhaxeeya gabdhaha Soomaaliyeed ee daneynaya munaasabaddaas, kaasoo ay martigalisay shirkadda Quman Fashion Show.
Saddex...
Xubno kamid noqonaya Golaha degaanka Baraawe oo Maanta la doortay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa Magaalada Baraawe ee Xarunta Maamulka Koonfur Galbeed lagu doortay lix kursi (6) oo kamid ah xildhibaanada Golaha deegaanka ee degmadaas.
Guddiga u xilsaaran doorashada...
Erdogan oo fahmay qorshe loo maleegay oo halis ku ah Noloshiisa.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xilli ay madaxda dalalka caalamka ayaa isugu yimiddeen shirka cimilada ee Qaramada Midoobay ee COP26, waxayna soo bandhigayaan qorshaha dalalkooda ee la tacaalidda isbedelka...
Waa sidee saaka xaalada Itoobiya ee xalay la geliyey xaalad deg deg ah?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dalka Itoobiya, ayaa maanta wuxuu u noqonayaa maalintii koowaad, kadib markii lagu soo rogey xaalad deg deg ah, kaasoo socon doona muddo dhan lix...
Dad ku dhintay dagaal sababay gabar la kufsaday.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dagaal ka dhashay Gabar la kufsaday ayaa ka dhacay gobolka Mudug waxaa dagaalka sida wararka ay sheegayaan waxa uu ka dhashay gabar xalay lagu...




















