27.7 C
Mogadishu

Wararka

Muxuu ahaa qoraalka Ra’iisul wasaaraha Itoobiya ee ka carootay shirkada Facebook kana saartay page-kiisa.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Shirkadda Facebook ayaa tirtirtey qoraal uu dhigey ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed, kaddib markii uu ku xad-gudbay siyaasada Facebook ee ka dhanka ah hurinta...

Imisaa diyaarad ay oo Soomaali leedahay Kenya xaraashtay?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waaxda Garoomada Kenya ayaa ku dhawaaqday inay xaraashi doonto 73 diyaaradood oo duug ah oo in muddo ah meel iska yaallay, kuwaas oo ay...

DEG DEG:- Ra’iisul wasaare Abiy Axmed oo is casilaya kana baxaya Ethiopia.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar ku dhaw ilo diblomaasiyadeed oo ka soo baxaya kulan galabta dhex maray wafdi ka socda dalka maraykanka oo uu hogaaminaayo danjiraha dalka maraykanka...
Askari lagu dilay Muqdisho

Nin diley Xaaskiisa oo isna isla goobtii lagu diley.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada ammaanka ayaa toogasho ku dileen nin la sheegay inuu ku diley xaaskiisa deegaanka Lambar 50 ee gobolka Sh/hoose. Dhacdadan oo ka dhacday meel ku...

DEG DEG: Dagaal xoogan oo hada ka socda Degmada Baraawe

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dagaalka oo u dhaxeeya Ciidamada Ammaanka degmada Baraawe & maleeshiyaad hubeysan ayaa waxaa uu ka socdaa dhabarka dambe ee Hoyga Guddoomiyaha degmadaas Cumar Sheekh...

DEG DEG: Diyaarad ka baxday muqdisho oo dab ku qabsaday garoonka dooloow

Diyaarada oo aheyd mid xamuul siday ayaa waxay ka duushay Muqdisho iyadoo markii ay cago dhigatay dooloow uu dabka ka kacay. Weli waxaa socda dedaalada...

Wakiilkii ololaha doorashada Cabdi Cali Raage ee Kismaayo oo xabsi laga dhigay.

KISMAAYO-AYAAMAHA-La-Taliyaha dhanka Arrimaha doorashooyinka ee Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee Cabdi Cali Raage ayaa sheegay in Wakiilkiisa ololaha Doorashada...

Maxaa lagu xushay gabadha ugu quruxda badan Soomaaliya?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa magaalada Muqdisho lagu qabtay tartan loollan qurux ah oo u dhaxeeya gabdhaha Soomaaliyeed ee daneynaya munaasabaddaas, kaasoo ay martigalisay shirkadda Quman Fashion Show. Saddex...

Xubno kamid noqonaya Golaha degaanka Baraawe oo Maanta la doortay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa Magaalada Baraawe ee Xarunta Maamulka Koonfur Galbeed lagu doortay lix kursi (6) oo kamid ah xildhibaanada Golaha deegaanka ee degmadaas. Guddiga u xilsaaran doorashada...

Erdogan oo fahmay qorshe loo maleegay oo halis ku ah Noloshiisa.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xilli ay madaxda dalalka caalamka ayaa isugu yimiddeen shirka cimilada ee Qaramada Midoobay ee COP26, waxayna soo bandhigayaan qorshaha dalalkooda ee la tacaalidda isbedelka...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan