Askari lagu dhex dilay Isgoys caan ah oo ku yaala Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Isgoyska Warshadda Caanaha ee Muqdisho ayaa waxaa kooxo hubeysan ku dileen askari ka tirsan ciidanka dowladda Soomaaliya sida ay sheegeen dadka degaanka.
Sida la sheegay...
Maxay yihiin askarta ka tirsan AMISOM ee lagu xukumay dil toogasho?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay maxkamadeynta 5-tii bishan ka bilaabatay Maxkamadda AMISOM ee Xerada Xalane ee magaalada Muqdisho.
Waxaa halkaas lagu dhageysanayay kiis...
Doorasho Maanta ka dhacayso Magaalada Dhuusamareeb.
Dhusamareeb -Ayaamaha-Waxaa maanta lagu waddaa in Magaalada Dhusamareeb ee Caasimada maamulka Galmudug lagu qabto doorashada labo kursi oo ka mid ah Aqalka Sare, kuwaasoo...
Rag Ka Dambeeyay Dilal Ka Dhacay Degaano Ka Tirsan Mudug Oo Gacanta Lagu Dhigay
DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA-Howlgal socday muddo 8 bari ah ayaa lagu soo gaban gabeeyey degaanka dhagtuur ee koofurta gobolka mudug, ka dib markii gacanta lagu dhigay 7...
DEG DEG:- Guddiga Doroashooyinka Heer Federaal oo war cusub soo saaray.
WAR SAXAFADEED
Muqdisho Taariikh: Noofeembar 11, 2021
Guddiga Doroashooyinka ee Heer Federaal oo tix-gelinaya xaaladaha waddanka iyo duruufaha taagan, culaysyada kala duwan ee ka jira doorashada...
Howlgalka qorsheysan oo laga fuliyey Galbeedka Kismaayo.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Howlgalka oo ahaa mid qorsheeysan ayaa waxaa siwadajir u fuliyay Ururka 5Aad Guutada 16aad ee Kumaandosta DANAB ee Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyees iyo kuwa...
Wararkii u dambeeyey Qarax ismiidaamin oo ka dhacay Muqdisho & cida la beegsaday.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Qaraxa weyn oo dhawaqiisu gilgilay degmooyin katirsan Gobolka Banaadir ayaa waxaa lala eegtay Ciidanka AMISOM ee nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya.
Gaari isasoo miidaamiyey oo...
Hub halis ah oo Iiraan siisay Xuutiyiinta Yemen oo la soo geliyay Soomaaliya iyo...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Cabsi xoogaan ayaa laga dareemayaa gudaha Soomaaliya kadib markii la sheegay in hub halis ah oo Iiraan siiyey Xuutiyiinta oo lagula dagaalami jiray Sacuudiga...
Isbaxaysi ka dhan ah ‘Farmaajo iyo Mucaaradka’ oo Deni iyo Axmed Madoobe ka billaabayaan...
GAROWE-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Ismaan Axmed Madoobe ayaa maalmaha soo socda lagu wadaa inuu safar ku tego Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka...
Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Cali Guudlaawe oo safar ku tagay Degmada Balcad
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta safar howleed ku tagay degmada Balcad ee Gobolka Shabeellada Dhexe, waxayna u kuurgalayaa xaalada nololeed...




















