Xog dheeraad ah oo laga helay Askarta iyo saraakiisha loo haysto weerarkii Villa Rays
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa ka hadlay markii ugu horeeyay weerarkii dhawaan Al-shabaab ay ku qaaday hotelka Villa Rays oo...
Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka oo dalka dib ugu soo laabtay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo safar caafimaad ugu maqnaa dalka Turkiga ayaa Maanta oo sabti...
Nin xaaskiisa oo furriin ka dalbatay darteed u laayey qoyskiisa oo dhan
MUQDISHO-AYAAMAHA-Booliska dalka Mareykanka ayaa sheegay nin 42 jir ah oo ku noolaa gobolka Utah ee dalka Mareykanka xaaskiisa oo furriin ka dalbatay darteed inuu...
Mareykanka oo hubka burburiya taangiga u diraya Ukraine
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweyne Jose Biden ayaa toddobaadkan ku dhawaaqay in Maraykanku uu Ukraine siin doono baabuurta dagaalka ee Bradley, si loogu isticmaalo dagaalka ka dhanka ah...
Millateriga Somaliland oo ku hanjabay in uu xoog amniga ku sugi doono hadii rabshado...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidanka Millateriga Somaliland, ayaa sheegay in aanu ciidanku gobolka ka bixi doonin, hadii amni daro danbe dhacdana uu xoog nabada ku sugi doono.
Taliyaha Ciidamada...
Wararkii ugu dambeeyey Abaabul dagaal ka billaawday duleedka Laas-Caanood.
GAROOWE-AYAAMAHA-Duleedka Magaaladaas waxaa abaabul ciidan ka billaabay Saraakiil katirsan Ciidamada Millateriga iyo Booliska Somaliland kuwaas oo habeen hore baxay Magaalada Laas-Canood.
Saraakiisha ayaa la kulmay...
Somaliland oo shaaciyay sababta keentay in ay ka baxaan Magaalada Laascaanood
MUQDISHO-AYAAMAHA-Millateriga Somaliland ayaa sheegay in ciidamada millaterigu ay magaalada uga baxeen si ay uga fogaadaan in khasaaruhu sii bato.
Sarkaalka millateriga u hadlay ayaa sheeegay...
Muxuu yahay amarka Madaxweyne Xasan Sheekh dul-dhigay Golaha Wasiirada?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa guddoomiyey shirka todobaadlaha ah ee...
Wararkii ugu dambeeyey dagaal ka dhacay laas-caanood iyo xaalada oo kascsan
MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada laas-caanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa weli waxaa ka jirto xaalad kacsanaan ah halkaas oo muddo toban cisho ah ay ka socdaan bannaanbaxyo...
Maxaa looga hadlay kulankii Baarlamaanka?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga labaad kulankiisa 7-aad ee Golaha Shacabka...