Itoobiya oo gantaal la dhacday Caasimada Gobalka Tigray.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Duqeyn culus ayaa markale waxaa diyaaradaha dagaalka ee Itoobiya ay ka geysteen meelo kamid ah Caasimada Gobalka Tigray, halkaas oo ay siweyn ugu xoogan...
Wiil Soomaali ah oo Tahriib ku galay dalka Talyaaniga oo ku guuleystay Doorasho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Cabdullaahi Axmed Macallin, oo ah wiil dhalinyaro ah oo asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya ayaa habeenkii Isniinta noqday qofkii ugu horreeyay oo muhaajir ah...
Rooble oo hurdadii ka kacay kadib cadaadis uu kala kulmay Beesha Caalamka & mucaaradka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxamed Xuseen Rooble Ra’iisul Wasaaraha Xuluumadda xilgaarsiinta ayaa Maalmihii la soo dhaafay waxaa uu cadaadis xoogan kala kulmayay Wakiilada Beesha Caalamka iyo Midowga Musharixiinta,...
Qodobada ay isku fahmi waayeen Ahlu-Sunna iyo Galmudug ee waan waanta fashiliyey.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maalmihii la soo dhaafay waxaa jirtay waan waan hoose oo la doonayay in la dhameeyo khilaafka iyo xiisadda dagaal ee u dhaxeeysa Maamulka Galmudug...
Dowladda Somalia oo qarisay xaqiiqda tirada dhimashada COVID-19 ee Soomaaliya.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Daraasad cusub oo lasoo saaray todobaadkaan ayaa muujineysa in tirada dadka cudurka COVID-19 ugu geeriyooday Soomaaliya ay ka badan tahay tii markii hore la...
Doorashada Golaha Shacabka ee Gobalada Waqooyi oo dhowaan la bilaabi doono.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Gobollada Woqooyi (Soomaaliland) Khadar Xariir Xuseen, ayaa sheegay in maalmaha soo socda ay bilaabi doonaan doorashada xildhibaannada Golaha Shacabka ee ka...
Dagaalkii maalmahaan ka socday duleedka Muqdisho oo lasooafjaray.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa is faham hordhac ah laga gaaray shaqaaqo maalmo ka hor ka dhacday deegaanka Gubadley ee degmada Kaaraan, kaasoo u dhaxeeyay Ciidamo ay kala...
Maxaad ka ogtahay qorshaha dahsoon ee Soomaaliya lala damacsansan yahay?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Iyadoo Soomaaliya tahay dal madax banaan oo xuduudihiisa iyo qaranimadiisa ay fagaarayaasha caalamka ka sheegto inaan lagu soo xad gudbin ayaa hadana cabsi cusub...
Tababar loo soo xiray Ciidamo sugaya Amniga doorashada Golaha Shacabka
Guddiga Doorashadda Heer dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa maanta booqday xarun hawlgalladda Amniga Doorashooyinka gaar ahaan magaalada Gaalkacyo, halkaa oo ay tababar ugu soo...
Maxay kawada hadleen Axmed Madoobe iyo ku xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay?
KISMAAYO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Kismaayo ku qaabilay ku xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Anita...




















