26.2 C
Mogadishu

Wararka

AMISOM & Booliska Somalia oo ka wada hadlay Amniga doorashooyinka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Janeraal Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa kulan la qaatay Saraakiil ka tirsan Booliska howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM. Kulanka ayaa waxaa...

Wariyihii sida tooska ah usoo tabin jiray dagaalkii Guriceel oo xabsi la dhigay.

Waxaa uu ahaa weriyaha keliya ee jiidka hore ee dagaal Ahlusunna iyo dowladda kasoo sida tooska ah usoo tabin jiray balse hada xabsiga ayaa...

Puntland oo ka hadashay hubkii la sheegay in ay siisay Ahlusuna

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maamul gobolleedka Puntland ayaa ka jawaab celiyey warar la isla dhexmarayey saacadihii lasoo dhaafay oo ahaa in xubno sar sare oo katirsan Ahlusuna marti...
Ahlu-Sunna

Xagee ayey u carareen kooxdii Ahlusunna ee maalmahan dagaalka adag la galay ciidamada dowladda.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Kooxda Ahlu-Suna ayaa saaka isaga baxay magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud oo afartii maalmood ee lasoo dhaafay ay kula dagaalameen ciidamada dowladda iyo kuwa...

Muxuu Rooble kusoo arkay xaruunta Gobolka banaadir oo maanta booqday?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Camar Maxamed Maxamuud (Cumar Filish) ayaa kulan ku yeeshay xarunta Xarunta dowladda...

Dowladda Soomaaliya oo gargaarkii ugu horreyey u dirtay Guriceel

DHUUSAMAREEB-AYAAMAHAWasaaradda Gargaarka iyo maareynta Musiibooyinka Soomaaliya  ayaa gargaar deg deg u dirtay magaaladda Guriceel ee gobolka Galgaduud halkaasi oo maalmahii lasoo dhaafay ciidanka xoogga...

Dawladda Guriceel ka billawday aargoosi ka dhan ah dadkii taageeray Ahlusunna

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyaha Ciidamada Booliska degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud Cismaan Cali Hudeey ayaa sheegay in cadaaladda la horkeeni doono cid kasta oo la Shaqeeysay xoogaga...

Maxay tahay walaaca iyo cabsida haysa Ganacsatada Soomaalida ee Turkiga?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ganacsiyada ay dadka Soomaalida ahi ka samaysanayaan dalka Turkiga ayaa muddooyinkii u danbeeyey ahaa mid sii kobcaya, iyada oo dhanka kalena ay si badanayeen...
Ciidanka Ahlusuna

Ahlu-Sunna dagaal miyaa looga adkaaday mase wadahadal?

GURICEEL-AYAAMAHA-Magaalada Guriceel waxaa saakay si buuxda u maamulaya ciidamada Dowlada federaalka Soomaaliya iyo ciidamada maamulka Galmudug, kadib dagaal xoogan oo magaaladaasi ka socday mudo...

DEG DEG:- General Odowaa oo ciidanka DANAB ee MARAYKANKU tababaray si qarsoodi ugu daabulaya...

Qoraalka waxaa qoray wasiirkii hore ee Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi. Odowaa Taliyaha ciidamada XDS, wuxuu diyaaradaha dhaawacyada soo daabulayay si dhuumaalaysi ah ugu soo...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan