Ciidamada dowladda oo qarka u saaran Guriceel iyo Ahlusunna wada dhaqdhaqaaq culus
DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA-Xalay xili danbe deegaanka Ceel-dheere waxaa gaaray Ciidamada Dowlada Federaalka iyo kuwa Galmudug, waxayna fariisimo ka sameysteen duleedka degaankaas.
Ciidamankaan labada dhinac ee kuwa dolwadda...
Maxaad ka ogtahay qorsha qorsoon ee Farmaajo dejiyey?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Kooxdan hogaanka uu u haayo Madaxweyne Farmaajo ee Nabad & Nolol ayaa qorsheystay oo muddo hore dejiyey in dib udhac la geliyo jadwalka doorashada...
Xagee ayuu ku dambeeyey Magacaabistii Bashiir Goobe ee Hay’adda Nabadsugida?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar lagu kalsoonan karo ayaa sheegaya in magacaabistii Ra'iisul wasaare Rooble ee Bashiir Goobe uu u magacaabay taliyaha Hay'adda Nabadsugida Qaran ee laga qaaday...
War cusub oo laga helay dagaalkii Maanta ka dhacay Degmada KAARAN
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciise Maxamuud Xasan oo ah Guddoomiyaha Maamulka degmada kaaraan ayaa tilmaamay in askar ka amar qaata Korneyl Saneey Cabdulle oo ah Taliyaha Guutada Afaraad...
Farmaajo iyo Golaha Wadatashiga Qaran ma isla ogyihiin in doorashada dib loo dhigo?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Qoraal kasoo baxay Xubnaha Golaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha ayaa waxaa ay walaac xooagn ka muujiyeen dib u dhaca markale ku yimid doorashada Soomaliya.
Jadwalkii ugu...
Baraawe oo la geeyay Booliskii ugu horeeyay ee Amisom ka socda.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Baraawe ee xaruta rasmiga ah ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa la geeyay ciidamadii ugu horeeyay ee Amisom ka socda, kuwaas oo sugi doona...
Ciidankii Ahlu Sunna oo isaga guuray degmada Matabaan iyo sababta ka dambeysa.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka aan ka heleeno degmada matabaan ee ka tirsan Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saakay Ciidamo taabacsan kuwa Ahlu Sunna ay guud ahaan halkaa...
Puntland oo soo saartay go’aamo lagu sugayo amniga doorashooyinka
GAROWE-AYAAMAHA-Wasiirka Amniga dowlad goboleedka Puntland ayaa shir gudoomiyay kulan diiradda lagu saaray amniga doorashooyinka dawladaha hoose ee degmooyinka Eyl, Ufeyn iyo Qardho, kuwaas oo...
Shiinaha ma u sahlan tahay inuu weerarro Taiwan?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xiisadda ka dhex taagan Shiinaha iyo Taiwan ayaa mar kale meel adag gaartay, xilli xukuumadda Taipei ay ka walaacsan tahay daandaansiga uga imanaya dhanka...
XOG:- Maxaad ka ogtahay qorshaha Farmaajo iyo Qoorqoor ee doorashada dib loogu dhigayo?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Shalay markii uu warbaahinta la hadlay wasiirkii hore Amniga Galmudug ayaa banaanka yimid tuhun ahaa in madaxweyne Farmaajo uu qorsheynayo sidii markale doorashada dib...