24.9 C
Mogadishu

Wararka

Maxaad ka ogtahay qorshaha dahsoon ee Soomaaliya lala damacsansan yahay?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Iyadoo Soomaaliya tahay dal madax banaan oo xuduudihiisa iyo qaranimadiisa ay fagaarayaasha caalamka ka sheegto inaan lagu soo xad gudbin ayaa hadana cabsi cusub...

Tababar loo soo xiray Ciidamo sugaya Amniga doorashada Golaha Shacabka

Guddiga Doorashadda Heer dowlad Goboleed ee  Galmudug ayaa maanta booqday xarun hawlgalladda Amniga Doorashooyinka gaar ahaan magaalada Gaalkacyo, halkaa oo ay tababar ugu soo...

Maxay kawada hadleen Axmed Madoobe iyo ku xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay?

KISMAAYO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Kismaayo ku qaabilay ku xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Anita...

Ergaygii ugu sareeyay Mareykanka ee Afghanistan oo xilkii iska casilay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Zalmay Khalilzad ayaa hoggaaminayay wada hadalladii Mareykanka ee Taliban, laakiin wada -hadallo diblomaasiyadeed oo socday muddo bilooyin ah ayaa ku guul -darreystay in laga...

Jaaliyadda Soomaalida UK oo sheegay iney soo wajahday halis

MUQDISHO-AYAAMAHA-Jaaliyadda Soomaalida UK, ayaa bilaabay iney Soomaalida u sharaxaan sidii ay u wajihi lahaayeen xaaladda soo cusboonaadey, ka gadaal markii dhawaan ruux Soomaali ah...

Wararkii ugu dambeeyay Gobolka Gobolka Galdaduud iyo Xiisad dagaal oo taagan

DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA-Wararka ka imaanaya Gobolka Galgaduud ayaa ku warramaya in xaalad kacsanaan ah ay ka taagan taahay Gobolkaasi, xili Ciidanka Dowladda iyo kuwa Galmudug oo...

Liiska musharaxiinta Aqalka Sare ee Jubbaland oo la soo saaray

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa soo saaray liiska musharaxiinta ku tartameysa afarta kursi ee ka dhiman aqalka sare ee deegaan...

Axmed Madoobe oo maanta kulan dar daaran ah la qaatay golahiisa wasiirada

MUQDISHO-AYAAMAHA-Kulankaan maanta ka dhacay magaalada kismaayo ayaa waxa uu ufurmay golaha wasiirada jubbaland,iyadoo tababar seddex cisho ah qaadanaya ufurmay. Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe)...

U jeedka kulanka Qoor Qoor iyo Taliyaha Ciidanka AMISOM ee degaannada Galmudug.

DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug  Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada ee Magaalada Dhuusamareeb ku qaabilay Taliyaha Ciidanka AMISOM ee sector 4 iyo...

Xoghayihii hore ee Arrimaha Dibedda Mareykanka Colin Powell oo geeriyooday

MUQDISHO-AYAAMAHA-Colin Powell oo ahaa madowgii ugu horreeyey ee noqday xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka iyo sarkaalka ugu sarreeya militariga, ayaa dhintay Isniintii isagoo 84 jir...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan