25.9 C
Mogadishu

Wararka

Akhriso sababta loo xiray wadooyinka caasimada Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta la filayaa inuu khudbad u jeediyo Cutubyo ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Ciidamadaan ayaa gaaraya 1800...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo amar dul dhigay guddoomiyaasha Degmooyinka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa shir guddoomiyay shirka Degmooyinka gobolka kaas oo looga hadlay sidii sanadkan cusub ee 2023 horumara muuqdo oo la taaban karo...

MW Xasan Sheekh oo shaaciyey sababta ay Puntland u diiday saxiixa heshiiskii Golaha Wadatashiga...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay qodobadii Puntland diiday inay saxiixdo  ayaa sheegay in labadaas Ajende horay looga balamay oo...

Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada oo qabatay kulan lagu ansixanayay qorshaha Qaranka ee Istraatiijiyadda...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ayaa soo qabanqaabisay kulan lagu ansixanayay qorshaha Qaranka ee Istraatiijiyadda Deegaanka ee Dalka. Kulankan ayaa waxaa kasoo qaybgalay khubaro kala...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo xaruunta Baarlamaanka kusoo dhaweeyey Madaxweynaha Jabuuti.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kalfadhiga labaad kulankiisa 1-aad wadajirka ah ee aan...

Baarlamaanka Soomaaliya oo ansaxiyey Miisaaniyadda sanadka 2023

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta Shir guddoomiyay kalfadhiga labaad kulankiisa 4-aad ee wadajirka ah...

Madaxweynaha Jabuuti oo soo gaaray Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Muqdisho waxaa saaka gebi ahaanba xiran waddooyinka muhiimka ah ee magaaladaasi, xilli sidoo kale maanta uu xiran yahay garoonka caalamiga ahi ee Aadan...

Dhul gariir culus oo ku dhuftay Mareykanka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Labo qof ayaa ku dhintay tobannaan kun oo guryo la daggan yahay ahna waxaa ku dhacday koronto la'aan ka dib markii uu dhul gariir...
Askari lagu dilay Muqdisho

Rag hubeysan oo nabadoon ku dilay Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Rag hubeysan oo watay bastoolado ayaa xalay degmada Hiliwaa ee Gobolkaan Banaadir ku dilay nabaddoon caan ahaa oo lagu magacaabi jiray Xirsi Cali Diirshe,...

Daraawalka Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka oo isku dhiibay Al-Shabaab

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa maalmahan warbaahinta iyo baraha bulshada dhex socday cod la sheegey inuu yahay mid ka mida shaqaalaha Baarlamanka, darawalna u ahaa guddoomiyihii hore ee...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan