26.3 C
Mogadishu

Wararka

Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalka Soomaalida Iyo Canfarta, Khasaaro la soo sheegayo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka ka imaanaya Itoobiya ayaa sheegay in ugu yaraan 40 qof oo rayid ah ay ku dhinteen colaadda maalmihii u dambeeyay ka socotay deegaanka...

Ciidan uu watay Saneey Cabdulle oo qarax lagu dilay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Inta la xaqiijiyay 10 Askari oo ilaalo u ah Korneyl Saneey Cabdulle ayaa geeriyootay halka tiro kale dhaawac uu soo gaaray kaddib markii Miino...

Musharaxiinta Mucaaradka Iyo Xildhibaanada Federaalka Ee Somaliland Oo Kulan U Socda

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalad Muqdisho gaar ahaan Hotel Jaziira waxaa kulan xasaasi ah uga socda Midowga Musharaxiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya iyo Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ee...

Qaar Ka Mid Ah Guddiyadii Doorashooyinka Lagu Muransanaa Oo Si Rasmi Ah liiska Laga...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddigii uu ra'iisul wasaaraha Soomaaliya u saaray xaqiijinta xubnaha guddiyada doorashooyinka ee heer federaal iyo mid dawlad goboleedba ayaa saacado ka hor shaaciyay in...

Mareykanka oo diyaarinaya qorshe Ciidamada ugu soo celinayo Soomaaliya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasaaradda Gaashaandhigga Mareykanka ayaa gacanta ku heysa qorshe ay dooneyso inay dib ugu dirto Soomaaliya tiro ka mid ah ciidamada gaarka ah ee Mareykanka,...

Gabadhii ugu horreeysey oo Somalia ku metelaysa ciyaarta “feerka & laadka”

MUQDISHO-AYAAMAHA-Somalia ayaa markii ugu horreeysey gabar u diraysa ciyaaraha difaacu nafsiga ee looga qayb galo Olombikada Kulaalaha. Olombikada kulaalaha oo baaqday sanadkii tegey ee 2020,...

Somaliland oo qaabilaysa qaxootiga ka soo cararaya Afgaanistaan

MUQDISHO-AYAAMAHA-Sarkaal ka tirsan wasaaradda arrimaha dibedda Somaliland ayaa sheegay Jimcihii inay qaabilayaan qaxootiga ka imanaya dalka Afgaanistaan. Ku dhowaad tobanaan kun oo qof ay si...

Maxay kawada hadleen Axmed Madoobe iyo Madaxa Hay’ada Socdaalka Adduunka?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa  Xarunta KMG ah maamulkaas ee Kismaayo ku qaabilay madaxa Hay’ada Socdaalka adduunka IOM ee Soomaaliya...

Mahad Salaad oo isbadalo waaweyn ka bilaabaya hay’adda NISA

MUQDISHO-AYAAMAHA-Agaasimaha cusub ee hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, Mahad Salaad, ayaa wali ku guda jira qorshayaashiisa dib u habeyn ee NISA, xilli uu durba...

Maxkamadda Sare ee Mareykanka oo soo saartay go’aan ka dhan ah Soomaalida

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxkamada ugu sarreeysa dalka Maraykanka ayaa soo saartay go’aan ay dad baddan oo soo galooti ku ah dalkaasi Mareykanka ay ka sugayeen Madaxda dalkaas. Maxkamada...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan