26.2 C
Mogadishu

Wararka

Puntland oo gacanta ku dhigtay khamri iyo dadkii ka siday.

GAROWE-AYAAMAHA-Ciidamada Booliska Puntland ee ka howlgalla Magaalada Garoowe ayaa howlgal ay sameeyeen waxaa gacanta ay ku dhigeen Khamri farabadan oo la doonayay in la...

Galmudug oo dagaal afar jiho ah ku qaadeysa Ahlu-Sunna

DH/MAREEB-AYAAMAHA-Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada dowlad Goboleedka Galmudug ayaa sheegaya in abaabul dagaal oo ka dhan ah kooxda Ahlu Sunna ee la...

Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay dadkii laga musaafuriyay Laascaanood

MUQDISHO-AYAAMAHA-Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqaday madaxbannaanida ee Soomaaliland ayaa boqolaal qof oo ka so jeeda koofurta Soomaaliya ay ka musaafurisay magaalada Laasacaanood ee gobalka Sool...

Milkiilaha Shirkadda Facebook oo sacado gudahood ku khasaaray Balaayiin Doollar

MUQDISHO-AYAAMAHA-Adeegyada aaladaha baraha bulshada ee dadku ku wada xiriiraan ee Facebook, WhatsApp iyo Instagram ayaa dib hawada ugu soo laabtay kadib markii uu hawada...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Maanta la kulmaya Madaxda dalka Qatar

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo xalay lagu soo dhaweeyay Magaalada Doha ee dalka Qatar ayaa waxaa lagu wadaa in uu Maanta...
Cali Shacbaan

Yaa kusoo baxay doorashadii Aqalka sare galabta ka dhacday Jowhar

MUQDISHO-AYAAMAHA- Barlamaanka dowlad goboleedka Hir-shabeelle ayaa Cali shacbaan Ibraahim u doortay inuu ka mid ah noqdo senatarada ka imaanaya dowlad goboleedka Hir-shabeelle ee ka mid...

Waa kee ninka loo saadaalinaayo inuu ku guuleysto doorashada galabta ka socota Jowhar.

JOWHAR-AYAAMAHA-Waxaa magaalada Jowhar ka bilaabatay doorashada labada Kursi ee ka harsanaa 8 kursi Aqalka Sare ee dowlad Goboleedka Hirshabelle. Doorashada Kursiga sumacadiisa tahay #UH14 ayaa...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kulamo looga hadlayo doorashooyinka ka wada Baraawe

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan la qaatay aasha Dhaqanka Degmada Baraawe ee Caasimada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.. Kulanka ayaa...

Wasaaradda waxbarashadda oo ka jawaabtay cabasho uga timid macalimiinta.

War-Saxaafadeed kasoo baxay wasaarada wa barashadda hiddaha iyo tacaliinta sare XFS ayaa ka jawaabtay codsi uga yimid macalinta dugsiga. Hoos ka akhriso qoraalka wasaaradda. KA-JAWAABIS CABASHADDA...
Hadal jeedinta Senatorada Aqalka sare ee HirShabeelle.

Dhameystirka Doorashada Aqalka Sare ee Hirshabelle iyo magacyada musharaxiinta

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maanta ayaa waxaa lagu wadaa in Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hir-Shabeelle lagu qabto doorashada labadii kursi ee ugu dambeeysay 8 kursi oo uu Maamulka...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan