27.9 C
Mogadishu

Wararka

Afgembi oo markale ka dhacay dalka Suudaan iyo wararkii u dambeeyey

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Suudaan ayaa waxaa sheegtay in afgembi dhicisoobay uu ka dhacay dalkaas isla markaana la qaaday tallaabooyin lagu dajinayo xiisadda, sida ay baahisay warbaahinta...

Maxaa saaka ka dhacay Degmada Guriceel?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka naga soo gaaraya degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in Israsaaseyn kooban ay gudaha degmadaas ku dhexmartay Ciidamada Booliska iyo...

XOG:- Fahad Yaasiin oo qorsheynaya inuu dab kusii shido khilaafka Farmaajo iyo Rooble.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Muqdisho waxaa subaxnimadii hore ee saaka soo gaaray la-taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweyne ee Mohamed Abdullahi Farmaajo Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo maalmihiia...

Xukunka Kiiska dacwadda badda Soomaaliya iyo Kenya oo la shaacinayo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xukunka dacwada muranka Badda ee Soomaaliya iyo Kenya ayaa waxay si rasmi ah Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ ugu dhawaaqi doontaa 12-ka October ee...

Maxaa looga hadlay kulankii Madaxweynaha Hir-Shabeelle iyo Wakiilada Beesha Caalamka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Galabta waxaa kulan dhinaca khadka Internet-ka ee Aalada (Zoomka) uu la qaatay Xubno kamid ah Wakiilada...

Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo ka wada hadlay Arrimo muhiim ah

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda Waxbarshadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullahi Abuukar Xaaji ayaa maanta kulan la yeeshay Safiirka Cusub ee Midowga Yurub usoo...

Maxaa looga hadlay kulankii maanta ee R/Rooble la qaatay Mahdi Guuleed & Cabdi Xaashi?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra'iisul wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay siyaasiyiinta gobolada waqooyi ee Somaliland kuwaas oo kala ah, Mahdi Guuleed, Cadbi Xaashi...

Wararkii u dambeeyey qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Buurhakaba

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qaraxa oo ahaa miino ayaa waxaa lagu soo warramayaa in lala beegsaday gaari ay la socdeen xubno ka tirsan maamulka degmadaas, waxaana soo gaaray...

Xiisadda u dhexeysa Faransiiska, Australia, Mareykanka iyo Britain oo cirka isku sii shareeraysa

MUQDISHO-AYAAMAHA-Kulan loo balansanaa in uu dhex maro wasiirada gaashaandhiga ee Faransiiska iyo Ingiriiska ayaa la baajiyay iyada oo uu sii socdo khilaafka diblomaasiyadeed ee...

Qoorqoor oo go’aan ka qaatay Villa Somalia lana saftay Ra’iisul wasaare Rooble

Villa Soomaaliya ayaa lagu kala guuray ka dib markii caaway uu baneeyey Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor Garabka Fahad iyo Farmaajo isla...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan