Maxaad ka ogtahay burburkii kadib marxladaha ay soo martay Hay’adda NISA?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyihii hore ee Hay'adda NISA Generaal Tuuryare ayaa qalinka u qaatay in wax badan uu ka qoro marxaladaha ay soo martay Hay'adda NISA, tan...
Akhriso:- Qodobada La isku afgartay ee heshiiska Farmaajo iyo Rooble.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo RW Maxamed Xuseen Rooble ayaa warar soo baxay waxay sheegayaan in heshiis hordhac ah ay gaareen.
Dedaaladii...
XOG:- Ra’iisul wasaare Rooble oo ku dhow inuu u tasaasulo Madaxweyne Farmaajo
MUQDISHO-AYAAAHA-Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Ra'iisul wasaare Maxmed Xuseen Rooble uu ku dhowyahay inuu u tanaasullo Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi...
Ciidanka Duufaan oo xirtay aagga Godka jilicoow & Xaalad kacsan oo ka jirta halkaas
MUQDISHO-AYAAMAHA-Aagga daljirka dahsoon ee Magaalada Muqdisho ayaa wararka aan ka helayno waxaa uu sheegaya in ciidamada duufaan ee qeybta ka ah NISA ay saaka...
Wararkii u dambeeyey qarax khasaaro geystay oo dhacay Magaalada Marka
BAYDHABO-AYAAMAHA-Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxa jugtiisa laga maqlay inta badan xaafadaha oo ka dhacay Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose, kaas...
XOG:- Farxaan Qaroole iyo Taliye Xijaar oo abaabul xoogan ka wado Muqdisho.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Saraakil ay ku jiraan, Taliyaha guud ee Booliska Generaal Cabdi Xasan Xijaar, Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir, Farxaan Qaroole iyo Talihii hore ee Nabad-sugidda Gobolka...
Maxaa sababay in Ganacsato Soomaali ah lagu xiray dalka Turkiga?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Booliska magaalada Ankara ee dalka Turkiga ayaa 16-kii bishan waxaa ay xireen ganacsato Soomaaliyeed oo isugu jira rag iyo dumar, kuwaas oo shalay oo...
Gobalka Banaadir oo ka hor yimid banaabax uu fasay Wasiirka Amniga.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasadda Maamulka gobolka Banaadir Cali Yare Cali ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay amar maanta Wasiirka amniga uu ku fasaxay...
Wararkii ugu dambeeyay waan-waanta laga dhex wado Farmaajo iyo Rooble
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa weli waan-waan ka dhex wada Madaxweyne Farmaajo...
Wasiirka Amniga oo fasaxay banaanbax loogu soo horjeedo dilkii Ikraan Tahliil.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya C/llaahi Maxamed Nuur ayaa fasaxay banaanbax loogu soo horjeedo dilkii Ikraan Tahliil oo lagu tuhunsan yahay inay ka dambeeyaan taliska...




















