Mareykanka oo markii ugu horreysay qirtay in looga adkaaday dagaalkii Afghanistan.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Labaatan sano oo dhiig iyo hanti Mareykan ah oo lagu kharash gareeyay Afghanistan kaddib ayaa Talaadadii Aqalka Senate-ka wuxuu muddo lix saacadood ah su'aalo...
Madaxweynaha Puntland oo Maanta xilkii ka qaaday Masuul katirsan Maamulkaas.
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr.28 September 29, 2021 kuna saabsan xil kaqaadis Guddoomiyaha Hay’adda Waddooyinka Dowladda...
Senator-kii labaad ee kuraasta Aqalka Sare ee Somaliland oo la doortay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ergada doorashada Senatorada Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa Senatorkii labaad ee kamid noqonaya Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku doortay Xarunta Teendhada Afisyooni...
XOG:-Farmaajo laga soo xiray albaabkii weynaa ee uu ku tashan jiray.
Guddoomiyihii Golaha Shacabka ee Baarlamaankii 10-aad, ee JFS, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, ayaa 25 September 2021, Ra’iisl Wasaaraha Xukuumadda Xil-gaarsiinta, Maxamed Xuseen Rooble, u...
Wararkii u dambeeyey Muwaadin Soomaaliyeed oo weerar qorsheysan lagu dilay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Koox hubeysan oo burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa waxaa ay habeenkii xalay aheyd deegaan hoostega Magaalada Tzaneen oo ku taalla Gobalka Limpopo ee dalkaas...
Diyaaradaha kenya oo markale duqeyn culus ka fuliyay gobalka Gedo
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa saakay markale diyaaradaha dagaalka Kenya ay duqeymo culus ka fuliyeen degaano hoostaga degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo.
Duqeynta waxaa ka dhashay khasaaro isugu jira...
Qaar kamid ah doorashada kuraasta Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi oo Maanta dhacaysa.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa maanta lagu wadaa in Teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho inay ka dhacdo doorashada lix kursi oo kamid ah kuraasta Aqalka Sare ku leeyihiin...
Shaqadii Baarlamaanka 10-aad oo lasoo afjaray iyo Rooble oo qoraal loo diray
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiye Mursal ayaa soo afjaray shaqadii Golaha Shacabka Baarlamaanka 10-aad, isagoo qoraal u diray Ra’iisal wasaaraha xilgaarsiinta, ogeysiinna siiyey Madaxweynaha xilku ka dhammaaday.
Guddoomiyaha Golaha...
Muxuu yahay qorshaha R/W Rooble ee Aqalka sare afarta sano soo socoto?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra'iisul wasaare Rooble ayaa u muuqda in qorsha kale uu ka leeyahay doorashada xildhibaanada Aqalka Sare ee Soomaaliya, isagoo maanta sheegayArrimaha uu khudbadda maanta...
R/W ROOBLE oo ka hadlay xaalada dalka iyo khilaafka isaga iyo Farmaajo.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble oo khudbad ka jeediyey munaasabadda hadal-jeedinta musharixiita Aqalka Sare ee Somaliland oo ka socota Teendhada Afisyoone ayaa...




















