25.9 C
Mogadishu

Wararka

Cajiib! Prof. Xasan Sheekh oo jeex-jeexay warqaddii Farmaajo ee lagu taageeray Fahad Yaasiin

MUQDISHO-AYAAMAHAProf. Xasan Sheekh Cali Nuur ayaa wareysi uu siiyey taleefishinka Somali Cable, waxa uu ku jeex-jeexay warqaddii kasoo baxday Farmaajo, ee uu kaga horyimid...

Odiyaasha dhaqanka Beelaha Hawiye oo taageeray go’aanka Ra’iisul wasaare Rooble

MUQDISHO-AYAAMAHA-Odayaasha dhaqanka beelaha Hawiye ayaa shir ay maanta magaalada Muqdisho ku yeesheen waxay kusoo dhoweeyeen go’aanka uu raysal wasaare Rooble shaqada kaga joojiyay taliyaha...

Saldhig ay ku sugan yihiin ciidanka Puntland oo Weerar madaafiic ah oo lagu qaaday.

BOOSAAS0-AYAAMAHA-Dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa xalay weerar madaafiic ah ku qaadeen Saldhig Ciidamada Dowlad Goboleedka Puntland ku leeyihiin degaanka Af-urur oo kuyaal duleedka Magaalada Boosaaso. Ku dhawaad...

Maxaa looga hadlay kulankii R/W Rooble uu la yeeshay Taliyaha cusub ee NISA?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Taliyaha KMG ah Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, Hoggaanka Maxkamadda Ciidammada Qalabka sida...

Ciidamo cusub oo la wareegay Wsaaradda Warfaafinta Soomaaliya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamo katirsan kuwa ilaalada Madaxtooyada oo dheeraad ah islamarkaana wata gaadiid dagaal ayaa la geeyay Wsaaradda Warfaafinta Soomaaliya waxayna ku sugan yihiin gudaha iyo...

Maxkamadda Puntland Oo Dil Toogasho Ah Ku Xukuntay Rag Geystay Kufsi Wadareed.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxkamadda Darajada 1aad ee Gobolka Mudug Puntland ayaa Maanta oo Isniin ah waxaa ay xukun ku riday Saddex rag ah, kuwaas oo lagu eedeeyay...

Farmaajo Dowladnimadii Ma wuxuu ka doortay Dantiisa gaarka ah iyo Badbaadinta Saaxiibkiis Fahad?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa wajahay xaalad adag oo ku saabsan inuu kala doorto Danta Qaranka iyo Danihiisa Shaqsiga ah kadib...

Haween Banaanbax ka dhigay caasimadda Afgaanistaan ee Kabul iyo Jawaabta ay la kulmeen.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Tobannaan haween ah oo isugu soo baxay caasimadda waddanka Afgaanistaan ee Kabul ayaa sheegay in Taabilaan ay la dhaceen sunta dadka kaga ilmaysiisa ayna...

Jubaland oo taageertay shaqo-joojinta uu RW Rooble ku sameeyey Fahad Yasin

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dawladda Jubaland ayaa taageertay talaabooyinka uu qaaday Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble, taas oo ay ka mid tahay shaqo-joojinta uu ku sameeyey...

Taliye Xijaar oo shir deg deg ah isugu yeeray saraakiisha Booliska Soomaaliyeed.

Muqdisho-Ayaamaha-Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed, Generaal Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa farriin u diray saraakiisha Booliska Soomaaliyeed, waxaana uu isugu yeeray shir deg deg ah,...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan