29.1 C
Mogadishu

Wararka

DEG DEG:- Ciidamada Galmduug iyo kuwa Dowladda oo hareereyey Guriceel

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Galmudug oo ka dhadhaaqay fariisimohoodii hore ayaa gaaray tuulada Ceel-Sadiiq oo guriceel ujirta qiyaastii 16-km, kuna beegan inta u...

Xukun lagu riday Askar dhac u geysatay Carwo ku taalla Magaalada Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa xukun ku riday Askar ka tirsan Ciidanka dowladda oo Carwo ku taalla degmada Hodan gaar ahaan Taleex ka qaatay...

Maxaa looga hadlayaa shirka Midowga Afrika uga socda Addis Ababa?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Maxamed Cusmaan, ayaa labo hadal jeedin ah ku yeeshay Shirka 39aad ee caadiga ah ee...

Wararkii u dambeeyey Shilkii xalay ka dhacay duleedka Hargeysa

HARGAYSA-AYAAMAHA-Faah faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Shil gaari oo xalay ka dhacay duleedka galbeed ee Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland. Shilkaan aya gaystay geystay...

Doorashada Golaha Shacabka ee Somaliland oo la billaabayo.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in maalmaha soo socda ay bilaabaneyso doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka ee kasoo...

Maxaa looga hadlay kulankii galabta ee kooxda Nabd iyo Nolol ku yeelatay Villa Somalia?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ilo wareed lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in  kulan gaar ah uu galabta ka dhacay madaxtooyada soomaaliya oo ay yeesheen xubnaha ugu saameynta badan...

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Caruurta Eng Saalixi.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay qaar ka mid ah ubadka Marxuum Maxamed Cumar Saalixi oo lafdhabar...

Maxay ka wada hadleen Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Safiirka Turkiga?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda Turkiga u fadhiya dalka Soomaaliya Mehmet Yilmaz. Ra’iisal wasaaraha...

Ahlusuna oo dhoolatus ciidan & Hanjaab kusoo bandhigtay Guriceel

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada Ahlusuna Waljamaaca ayaa howlgal ballaaran ka sameeyey maanta magaalada guriceel xaafadaheeda kala duwan. Waxay sheegeen ciidanka Ahlusuna ee maanta gaaf wareegay inay nabad gelyada...

Maxaa seddex jeer dib u dhigay Doorashada, Deni iyo Farmaajo maxay ku heshiiyeen?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Doorashada Soomaaliya ayaa muddo seddex jeer ah dib u dhacday, ayadoo 10-kii Oktoober ay aheyd maalintii loo asteeyey inay qabsoonto doorashada madaxweynaha ayaa ilaa...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan