Maxaad ka ogtahay shakhsiyaadka ay kala wataan Farmaajo & Rooble ee lagu bedelaya Fahad...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa saacadihii u danbeeyay maraya maalmihiisii Siyaasadeed iyo awoodii xad dhaafka aheeyd ee uu Fahad Yasiin ku lahaa saaxada Siyaasadda Somalia , waxa aana...
DEG DEG:- Ra’iisul wasaare ROOBLE oo 48 sacadood u qabtay FAHAD YAASIIN
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa markii ugu horeysay ka hadlay kiiska Ikraan Tahliil Faarax, isagoo sheegay in warbixintii ay NISA ka...
Gargaar Farabadan Oo La Gaarsiiyey Gobolka Tigray
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maanta oo Sabti ah ayaa Itoobiya waxaa la gaarsiiyey in in ka badan 150 gaadiid sida gargaar Bani’aaadanimo uu labadii maalmood ee la soo...
Ra’iisul wasaare Rooble oo la filayo inuu qaado tilaabo deg deg oo ku aadan...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar hoose oo an helnay ayaa waxaa uu sheegaya in Ra'iisul wasaare Xuseen Rooble uu tilaabo deg deg ah uu qaadi doono goordhow.
Rooble ayaa...
Dagaallo culus oo markale ka billawday dalka Afgaanistaan
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ila wareedyo ka agdhaw Taalibaan ayaa u sheegay wakaallada wararka ee Reuters inay qabsadeen aaggaasi, hasayeeshee dagaalyahannada wax-iska-caabbinta ayaa arrintaasi gaashaanka u daruuray.
Mid ka...
Xildhibaan Faarax Cabdiqaadir oo ka hadlay taalabadii ay qaadeen Beesha Ikraan Tahliil.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Faarax Sh. Cabdiqaadir ayaa ku baaqay in shuruud la’aan lasii daayo dad lagu xiray Magaalada Baladweyne sabab la xiriirta dilka loo geystay Ikraan Tahliil...
Tallaab nuucee ah ayuu Ra’isul Wasaare Rooble ka qaadi doonaa agaasimaha NISA Fahad Yasin?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa baaq is daba joog ah loo diraaya Ra’isul Wasaare Roble kaaso ku aadan in uu wax ka qabto madaxda taliska NISA oo lagu...
Xildhibaano ku dhaawacmay weerar caawa ka dhacay Jowhar.
JOWHAR-AYAAMAHA-Weerar bambaano ayaa caawa lagu qaaday guri ay deganaayeen Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Hirshabelle oo ku yaalla Xaafada Hantiwadaag ee magaalada Jowhar .
llaa saddex...
Midowga Musharaxiinta oo war xasaasi ah kasoo saaray dilka Ikraan
MUQDISHO-AYAAMAHA-Midowga Musharaxiinta ayaa ka dalbaday Ra’iisul Wasaare Rooble inuu qaado saddex tallaab oo ku saabsan kiiska dilkii Ikraan Tahliil.
"Midowga Musharaxiinta wuxuu u tacsiyeynayaa ehelka...
Al-Shabaab oo Beeniyey inay ka dambeeyaan ( dilka ) Ikraan Tahliil.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa beeniyay in ay ka dambeeyeen Afduubka iyo dilka Ikraan Tahliil Faarax oo ay xalay hay'adda NISA sheegtay in ay ka dambeeyeen...