Wasiirkii hore ee amniga oo xogo xasaasi ah ka bixiyay kiiska Ikraan Tahliil
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirkii amniga ee Ra’isul Wasaare Rooble xilka ka qaaday Xasan Xundubey ayaa markii ugu horeysay ka hadlay kiiska Ikraan Tahliil.
Xundubey ayaa sheegay in mar...
XOG:-Cali Guudlaawe oo bedelay qorshihii dahfurnaanta doorashada, isagoo lasaftay Musharax gaar ah.
JOWHAR-AYAAMAHA-Waxaa dib loo dhigay doorashada Aqalka Sare Hirshabeele, Waxaana jiray buuq xooggan oo ka taagan Magaalada Jowhar kadib markii xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Hirshabeele...
Britain, Mareykanka iyo Australia oo gaaray heshiis ka dhan ah Shiinaha
MUQDISHO-AYAAMAHA-UK, Mareykanka iyo Australia ayaa ku dhawaaqay heshiis dhanka ammaanka iyo ciidamada ah oo ay ku wadaagayaan teknolojiyadda gaashaandhigga, si looga hortago Shiinaha.
Dalalka UK...
Wararkii u dambeeyey dagaal ka dhacay Muqdisho iyo khasaaro ka dhashay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dagaal u dhaxeeya ciidamo Booliis ah iyo kuwa Milatryga Soomaaliya ayaa saaka ka dhacay Muqdisho kaas oo geystay khasaaro kala duwan.
Dagaalka ayaa ka dhacay...
Ra’isulwasaare loo haysto dilka madaxweynihiisa
Ra'iisulwasaaraha dalka Haiti Mr. Ariel Henry ayaa laga hor istaagay in uu ka boxo dalkaasi xilli uu ku socdo baaritaan la xiriira dilkii loo...
Magacyada Musharaxiinta maanta ku tartamaysa doorashada Aqalka sare HirShabeelle.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Shalay waxaa Magaalada Jowhar lagu doortay Saddex Sanoter oo kala ah, Muuse Suudi Yalaxoow, Fartuun Cabduqaadir Karaama iyo Nuur Maxamed Geeedi (Canjeex).
Maanta ayaa waxaa...
Muxuu Xasan Cali Kheyre uga aamusan yahay kiiska Ikraan Tahliil?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Muxuu uga aamusay arinta ikraan Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, oo sidoo kale ka mid ah Murashaxiinta Muacaaradka ayaa ah siyaasiga...
Muuse Suudi oo noqday Senatorkii ugu horreeyay ee ka soo baxa HirShabeelle
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xaaji Muuse Suudi Yalaxow ayaa noqday Senatorkii ugu horreeyay ee ka soo baxa HirShabeelle kadib tartan adag oo galabta ka dhacay Jowhar.
Senator Muuse Suudi...
Musharax tanaasulay iyo wareegii Labaad ee doorashada Aqalka Sare ee Hirshabelle oo loo gudbay
Waxaa goordhow Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle lagu soo gaba-gabeeyay wareega koowaad ee doorashada kursigii ugu horreeyay ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka...
Wararkii ugu dambeeyey doorashadda HirShabeelle oo billaabatay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Doorashada xubnaha Aqalka Sare ku metelaya dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa saaka ka bilaabanaysa magaalada Jowhar ee caasimada dowlad goboleedka Hirshabelle.
Hoolka lagu wado in ay...



















