28.4 C
Mogadishu

Wararka

Waqtiga uu furmaayo shirka wadatashiga Qaran oo markale la shaaciyey

MUQDISHO-AYAAMAHA-Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa si rasmi ah uga furmaya Magaalada Muqdisho gaar ahaan xerada Afisyoone maalinta Sabtida 21-ka Agoosto, 2021. Kulanka oo uu shir...

Wararkii u dambeeyey qaraxii ka dhacay Muqdisho.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qarax xooggan oo jugtiisa laga maqlay qaybo badan oo ka mid ah Caasimadda ayaa hadda ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan isgoyska Jubba. Wararku waxaa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo dhammaan maamul goboleedyada oo halmar looga yeeray Sacuudiga

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda  xilgarsiinta ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada dalka kajira ayaa waxaa la sheegay inay dhawaan safar ku tegi...

Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran oo baaqday iyo isbadal lagu sameynayo jadwalka doorashada

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maanta ayaa qorshuhu ahaa in Magaalada Muqdisho uu ka furmo Shirka Golaha wadatashiga doorashooyinka oo ka kooban Ra’iisul Wasaare Rooble, Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo...

Taalibaan oo u yeertay ciidamada dowladdii burburtay ee Afghanistan

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taalibaan ayaa xiriir la sameysay duuliyeyaashii hore iyo askarta ciidamada qalabka sida ee Afgaanistaan si ay ugu biiraan ciidamada cusub, Isla markaana qeyb uga...

Gudoomiyihii Isboortiga Garasbaaleey oo xilkii iska casilay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Gudoomiyihii Isboortiga garasbaaleey Yaasiin Cali Dilkeey ayaa maanta oo arbaco aheyd shaaciyey inuu iska casilay xilkii uu hayey kadib amni daro soo korortay deegaanka. Waxaa...

Askartii Uganda ee dadka rayidka ku laysay Shabeellaha Hoose oo dacwad lagu soo oogayo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dalka Ugaandha Uweri musafani ayaa qiray in ciidamada Uganda ee ka mid ah howgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ay dhawaan gobalka Shabeelada hoose...

Askarigii dilay Arday dhiganayay Jaamacada Camuudi oo xukun adag lagu riday

HARGEYSA-AYAAMAHA-Maxkamadda Ciidanka Milatariga Somaliland, ayaa  xukun dil toogasho ah ku riday Cismaan Diiriye Buraale, oo ah askarigii jaamacadda Camuud ee magaalada Boorama ku toogtay...

Yaa ka dambeeyey khilaafka soo kala dhex-galay’ guddiga doorashooyinka?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga doorashooyinka ee heer federaal ayaa waxaa la sheegay in uu soo kala dhex-galay khilaaf ka dhashay soo saarista harbaaca doorashada Golaha Shacabka Soomaaliya...

Taalibaan oo Qodobo aan laga fileynin ku sheegtay shir jaraa’id oo ay ku qabteen...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taalibaan ayaa maanta Kabul ku qabatay shirkeedii jaraa’id ee ugu horreeyey tan iyo markii ay la wareegeen gacan ku haynta magaalada, waxayna ku dhowaaqeen...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan