28.5 C
Mogadishu

Wararka

Rooble iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada oo lagu eedeeyey Inqilaabka Doorashada 2021-ka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha Wadatashiga Qaran ayaa shirkoodii Muqdisho 21-22 Ogost 2021 kasoo saaray War-murtiyeedka lagu faahfaahiyey habraacyada Doorashada, Dhaqaalaha iyo Amniga, iyadoo awoodaha ay qeybsadeen Ra’iisal...

Waa sidee saaka xaaladda magaalada Baledweyne?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xaaladda magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa saaka deggan kaddib markii xalay ciidammo ka tirsan milateriga Soomaaliya iyo kuwa maamulka Hirshabeelle oo diidan...

War murtiyeed laga soo saaray Shirkii Afisiyooni oo lasoo gaba gabeeyey

MUQDISHO-AYAAMAHA- Waxaa goordhweyd War murtiyeed laga soo saaray Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo Muqdisho ka socday muddo labo maalmood ah, waxaana shirku dhexeeyay RW Roble...

Duqa Degmada Gaalkacyo oo ku dhawaaqay in Al-Shabaab laga saarayo Gobolka Mudug.

DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA-Duqa Degmada Gaalkacyo ee Maamulka Galmudug Cabdiraxamaan Sheekh Xasan ayaa ka hadlay dagaalada iyo howlgalladii ugu dambeeyay ee ka dhacay degaano ka tirsan Gobolka...

Mid kamid ah “Qoyska Siyaad Barre” oo la sheegay in barakacin uu kawada Afgooye

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka laga helayo degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in Maanta ay xiran yihiin inta badan Goobaha Ganacsiga eek u...

Qaxootigii ugu horreeyay ee Afghanistan oo maanta soo gaaray Uganda

MUQDISHO-AYAAMAHA-Saraakiisha Uganda ayaa xaqiijiyay in dalkoodu uu maanta oo Axad ah qaabilayo 145 qof oo ka mid ah qaxootiga laga soo daadgureynayo dalka Afghanistan,...

Aroos dad badan ka yaabiyay oo ka dhacay mid ka mid ah dalalka Afrika

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wiilka madaxweyne Buhari ayaa guursaday gabadh uu dhalay hoggaamiye diimeed reer Nigeria. Diyaarado khaas ah ayaa buuxiyay dhabaha diyaaraduhu ka haadaan ee garoonka diyaaradaha ee...

Hal Qodob oo xasaasi ah oo miiska saaran iyo shirka doorashooyinka oo maalintii Labaad...

MUQDSHO-AYAAMAHA-Waxaa maalintii labaad ka soconaya magaalada Muqdisho shirka golaha wadatashiga qaranka  ee u dhaxeeya Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya madaxda dowlad goboleedyada dalka iyo guddoomiyaha gobolka...

Soomaaliya iyo Uganda oo Maanta Shir Deg Deg ah Kaleh Dadkii Lagu Laayay Deegaanka...

Beledweyne Ayaamaha: Magaalada Muqdisho maanta waxaa lagu wadaa in ay ku kulmaan guddigii uu Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya u magacaabay baarista dhacdadii Ciidamo ka...

DEG DEG- Banaanbax markale ka billowday qeybo kamid ah Muqdisho.

Waxaa haatan banaanbax ballaaran uu ka socdaa isgoyska taleex ee Magaalada Muqdisho. Dadka banaanbaxaya oo maalihii dambe waday dibadbaxyadaan ayaa doonaya inay cadaalad helaan dadkii...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan