27.4 C
Mogadishu

Wararka

Rooble Oo Durba U Hambalyeey Doorashada Garabka Mahdi Guuleed Ee Is Doortay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa si deg deg ah ugu hambalyeey xubnaha Guddoonka Guddiga doorashada Somaliland SEIT ee Garabka...

Khadar Xariir oo labo jeer la diiday doorashadiisa oo markii 3aad gacan taag lagu...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa goordhow ka dhacday doorasho gacan taag ah taas oo lagu doortay guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Soomaaliland. Khadar Xariir Xuseen...

Muxuu yahay Heshiis qarsoodiga ah ee u dhaxeeyea Farmaajo iyo Uhuro.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar dhawaanahan soo baxay ayaa sheegaya in Wasiirka arrimaha dibada Kenya ay usoonsafri doonto Somalia si ay ula kulanto Madaxda dowladda federaalka, gaar ahaan...

Xubno ka tirsan Xafiiska R/W iyo Guddiga doorashooyinka oo goordhow tagay Afisyooni.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa goor dhow lagu wadaa in Teendhada Afisyooni ee Muqdisho ay ka bilaabato Doorashada Guddoonka Guddiga Somaliland, xili uu taagan yahay khilaaf u dhexeeya...

Dagaalka gobolka Tigray ee Itoobiya oo galay marxalad halis ah

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dagaalka gobolka Tigray ee Itoobiya oo sii fidaya ayaa wajahay halis cusub Jimcihii, iyadoo sarkaal ka tirsan gobolka Amxaarada uu sheegay in ciidamada Amxaarada...

Dadaallo lagu xalinaayo khilaafka guddiga doorashada Somaliland oo socda.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa waddo dadaalo lagu xalinayo khilaafka ka taagan Hoggaanka Guddiga doorashada Somaliland oo ay isku hayaan labada...

Doorashadda lagu kala qeybsan yahay oo Maanta ka dhacaysa Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xerada Afisyooni waxaa lagu qabanayaa maanta doorasho khilaaf iyo kala qeybsanaan ka jirto, oo gudoon cusub ku dooranayo gudiga doorashadda Xildhibaanada Somaliland. Afarta xubnood ee...

Yaa ka dambeeya kufsiga sare u kacay ee Soomaaliya?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Warbixin ay soo saartay Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in "sare u kac 80% ah uu ku yimid tacaddiyada ka dhanka dumarka Soomaaliya sida...

Mareykanka oo liiska argagixisada caalamka ku daray Cali Dheere iyo Xubno Ka Tirsan Al-Shabaab

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waaxda Arrimaha Dibedda Mareykanka ayaa laba hoggaamiye oo sare oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ku dartay liiska argagixisada caalamka, laga billaabo August 6, 2021. Labada...

Xaaf oo diiday qorshe uu damacsanaa Qoor qoor

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha galmudug Axmed cabdi kaariye (qoor qoor) ayaa is hortaagay saxaafada oo ay la hadli rabeen xalay xildhibaano ka hor yimid caburin cusub uu...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan