Kiisaska Covid 19 magaalada Muqdisho oo Sacaddihii lasoo dhaafay kordhay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay kiisaskii ugu dambeeyay ee cudurka Karoonaha.
Wasaaradda ayaa sheegtay in gobolka Banaadir kiisaska cudurka Karoonaha ay sare...
Rooble Oo War Kasoo Saaray Soo Gudbinta Jubbaland Ee Liiska Musharaxiinta
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay tallaabadii Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe uu kusoo gudbiyay Liiska Musharaxiinta qeyb...
Weriye Soomaali ah oo ka tagay shaqada dowladda Itoobiya kadib dagaalka Soomaalida iyo Canfarta
MUQDISHO-AYAAMAHA-Nasridiin Xasan Daahir oo kamid ah suxufiyiinta Soomaalida ee ka howlgala teleefishinka Qaranka Itoobiya ee ETV ayaa xaqiijiyay in uu isaga tagey shaqadiisa kadib...
Itoobiya Oo Codsatay Marti-Gelinta Laba Shirweyne
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wareysi uu bixiyey Danjiraha Ethiopia u joogta Raashiya, Alemayehu Tegenu ayaa Warbaahinta Sputnik u sheegay inay doonayaan inay marti-geliyaan Shirweynaha 2-aad ee dalalka Afrika iyo...
Axmed Madoobe oo shaaciyey liiska Senataro horey mucaarad ugu ahaa farmaajo
KISMAAYO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Maanta soo gudbiyay Liiska Musharaxiinta qeyb ka mid ah Kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka...
Ninka keliya ee” RAG” ku jiray, guddigii hablaha ee qoondada haweenka oo sharaxan
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dhawaan Ra'isul Wasaaraha Soomaaliya waxa uu magacaabay guddi ka shaqayn doona hubinta matalaadda haweenka ee goleyaasha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya kuwaas oo ka kooban 13...
Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Itoobiya iyo madaxwaynaha Canfarta oo baaq diray
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowlad deegaanka Canfarta ayaa ugu baaqday dadka deegaanka inay la dagaalamaan falaagada Tigreega, sida ay qortay wakaalada wararka ee AFP.
"Qof walba oo Canfar ah...
Ciidanka xoogga dalka oo howlgallo ka wada Gobolka Mudug
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Daraawiishta Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa ay weli howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab ka wadaan degaano ka tirsan...
Ujeedka Safarka Ra’iisul Wasaare Rooble Oo U Dhoofay London
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka dhoofay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho, iyagoo...
Rabshado ka socda afaafka hore ee baarlamaanka Tunisia.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Rabshado ayaa ka socdaa afaafka hore ee baarlamaanka Tunisia kadib go’aankii xaley madaxweyne Qeys Saciid uu ku joojiyay shaqada baarlamaanka dalkaas.
Guddoomiyaha baarlamaanka Rached Ghannouchi...




















