Ninka keliya ee” RAG” ku jiray, guddigii hablaha ee qoondada haweenka oo sharaxan
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dhawaan Ra'isul Wasaaraha Soomaaliya waxa uu magacaabay guddi ka shaqayn doona hubinta matalaadda haweenka ee goleyaasha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya kuwaas oo ka kooban 13...
Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Itoobiya iyo madaxwaynaha Canfarta oo baaq diray
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowlad deegaanka Canfarta ayaa ugu baaqday dadka deegaanka inay la dagaalamaan falaagada Tigreega, sida ay qortay wakaalada wararka ee AFP.
"Qof walba oo Canfar ah...
Ciidanka xoogga dalka oo howlgallo ka wada Gobolka Mudug
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Daraawiishta Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa ay weli howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab ka wadaan degaano ka tirsan...
Ujeedka Safarka Ra’iisul Wasaare Rooble Oo U Dhoofay London
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka dhoofay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho, iyagoo...
Rabshado ka socda afaafka hore ee baarlamaanka Tunisia.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Rabshado ayaa ka socdaa afaafka hore ee baarlamaanka Tunisia kadib go’aankii xaley madaxweyne Qeys Saciid uu ku joojiyay shaqada baarlamaanka dalkaas.
Guddoomiyaha baarlamaanka Rached Ghannouchi...
Duqa Muqdisho oo kormeeray wadooyin uu biyo dhigay Roobka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kormeeray wadada Daalo oo kamid ah wadooyinka uu saameeyay roobabkii...
Ramla Ali oo looga adkaaday cayaartii feerka Olombikada
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ramla Cali oo ah gabadha Soomaaliya ku mataleysa cayaaraha feerka Olombikada ee Tokyo ayaa looga adkaaday dhibco kadib markii ay is wajaheen gabar kale...
Madaxweyne kala diray baarlamanka dalkiisa, shaqadana ka eryay raysal wasaarihiisa
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Tunisia ayaa shaqada ka ceyriyay ra'isul wasaaraha, isla markaana kala diray baarlamaanka, kadib mudaharaadyo rabshado wata oo ka dhacay guud ahaan wadanka.
Kumannaan kun...
Ramla Cali oo maanta Soomaaliya ku mataleysa tartanka feerka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ramla Cali oo Soomaaliya ku mataleysa tartanka olombikada ee ka socda Japan waxay ku tartamaysaa feerka.
Waxay galabta la ciyaari doonta gabadha u dhalatay dalka...
Maxaa looga hadlay kulankii R/W Rooble Iyo Golaha Wadatashiga Qaran?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo habka fogaan aragga kula shiray madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka.
Kulanka oo aahaa mid saacado qaatay ayaa...




















