30.1 C
Mogadishu

Wararka

Xubno ka tirsan Xafiiska R/W iyo Guddiga doorashooyinka oo goordhow tagay Afisyooni.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa goor dhow lagu wadaa in Teendhada Afisyooni ee Muqdisho ay ka bilaabato Doorashada Guddoonka Guddiga Somaliland, xili uu taagan yahay khilaaf u dhexeeya...

Dagaalka gobolka Tigray ee Itoobiya oo galay marxalad halis ah

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dagaalka gobolka Tigray ee Itoobiya oo sii fidaya ayaa wajahay halis cusub Jimcihii, iyadoo sarkaal ka tirsan gobolka Amxaarada uu sheegay in ciidamada Amxaarada...

Dadaallo lagu xalinaayo khilaafka guddiga doorashada Somaliland oo socda.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa waddo dadaalo lagu xalinayo khilaafka ka taagan Hoggaanka Guddiga doorashada Somaliland oo ay isku hayaan labada...

Doorashadda lagu kala qeybsan yahay oo Maanta ka dhacaysa Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xerada Afisyooni waxaa lagu qabanayaa maanta doorasho khilaaf iyo kala qeybsanaan ka jirto, oo gudoon cusub ku dooranayo gudiga doorashadda Xildhibaanada Somaliland. Afarta xubnood ee...

Yaa ka dambeeya kufsiga sare u kacay ee Soomaaliya?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Warbixin ay soo saartay Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in "sare u kac 80% ah uu ku yimid tacaddiyada ka dhanka dumarka Soomaaliya sida...

Mareykanka oo liiska argagixisada caalamka ku daray Cali Dheere iyo Xubno Ka Tirsan Al-Shabaab

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waaxda Arrimaha Dibedda Mareykanka ayaa laba hoggaamiye oo sare oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ku dartay liiska argagixisada caalamka, laga billaabo August 6, 2021. Labada...

Xaaf oo diiday qorshe uu damacsanaa Qoor qoor

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha galmudug Axmed cabdi kaariye (qoor qoor) ayaa is hortaagay saxaafada oo ay la hadli rabeen xalay xildhibaano ka hor yimid caburin cusub uu...

Israel oo xoojisay duqeymo ay ka fulineyso Lubnaan

MUQDISHO-AYAAMAHA-Israel ayaa maanta sii xoojisay duqeymo cirka ah oo ay ku qaaday dalka Lubanaan, ayada oo sheegtay inay ka jawaabeyso gantaallo halkaas looga soo...

Golaha Wasiirada oo kulan xasaasi ah ka yeeshay Arrimaha doorashooyinka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Shirka Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir guddoominayay Ra’isul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayuu ugu horeyn ka siiyey Golaha warbixin xaaladda siyaasadeed...

Laftagareen’Musharraxiinta is hubeynaya waxaan ula dagaallamaynaa sida al-Shabaab’

BAYDHABO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xassan Maxamed "Laftagareen" ayaa si kulul uga hadlay dad uu ku sheegay musharraxiin xilal raadinaya oo is hubeynaya. Laftagareen...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan